Damul jadiid waa urur noocee ah

Damul jadiid waa urur noocee ah Su’aasha: Sxb sidaan hadalkaaga ka dareemay waxaad ka mid tahay damul jadiid oo hada uu katirsanyahay Madaxweyne Xasan shiiq waxaana marwalba aflagaadeysaa madaxweynihii hore farmaajo marka waxaa macluumaad iga siisaa ururka damul jadiid maxayihiin si faah faahsan iiga war bixi Jawaabta: Ninyahow ma garanayo dam aljadiid waxay yihiin ilaa […]
Amin arts oo mucaaradka shinbirro kawada dhigay

Sawirka Amin arts oo tilmaamaya in laga dambeeyo mucaaradka. ninka shisheeyaha oo geedka hoostiisa ku shubaya lacagta ayaa laga wadaa dowladaha soomaali qasaya sida uu Aminarts u arko. sawirka waxaa ka muuqda Damjadiid dadka ugu waaweyn oo Farmaajo siyaasaddiisa kasoo horjeedo. oo ay ka mid yihiin Xasan Sheekh Maxamuud madaxweynihii hore iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur.
Amin arts iyo Banaanbaxa magaalada Muqdisho

Xasan Sheekh iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayuu ku tilmaamay inay qasayaan Soomaali
