Urka daran ee xubinta taranka iyo dhabar xanuunka

Urka daran ee xubinta taranka iyo dhabar xanuunka

Urka daran ee xubinta taranka iyo dhabar xanuunka Su’aasha: scw waxaan isku arkaa mar walbo ur aad u daran oo kasoo baxayo farjiga ama cambarka waana joogto marka aan galmada ninkayga la samaynayo ayuu darsadaa waxaanna dareemaa markaas xanuun dhabarka hoostiisa ayan ka dareemaa maxaa la dhahi karaa arrintaas Jawaabta: Urka farjiga inta badan wuxuu […]

Bararka iyo dhacaanka uraya ee xubinta taranka dumarka

Bararka iyo dhacaanka uraya ee xubinta taranka dumarka

Bararka iyo dhacaanka uraya ee xubinta taranka dumarka Su’aasha: waxan jiraa sodon iyo afar sano waxan isku arkay dhacaan badan oo ure uqumun leh oo cad waxaa kaloo la socda barar gudaha iyo banaanka xubinta taranka farjiga oo aad u soo fuursan maxaa sabab u ah maxase lagu daawyn karaa. Jawaabta: Waxaa lga yaabaa inuu […]

Daawada urka iyo cuncunka cambarka

Daawada urka iyo cuncunka cambarka

Daawada urka iyo cuncunka cambarka Dumar badan waxay dareemaan ur daran kasoo baxaya siilka, (cuncunka cambarka) waxayna u maleeyaan taas inay ka imaanayso nadaafad darada naagta ama gabadha. Run ahaantii urka siilka wax badan ayuu ka dhalan karaa waxaa ka mid ah. bakteeriya ayaa jirta marka ay xubinta taranka naagta ay gasho ur ka dhigta […]

Daawada urka iyo cuncunka cambarka dumarka ugu fiican

Daawada urka iyo cuncunka cambarka dumarka ugu fiican

Daawada urka iyo cuncunka cambarka dumarka ugu fiican Urka cambarka waa labo nooc mid dabiici ah oo aan xoog badneyn iyo mid aad u daran oo u eg kalluun meel ku daahay urkiisa oo kale. Urka siilka xadka ka baxsan oo sida mallayga uraya oo kale ah wuxuu tilmaamayaa jirro ama mushkilo weyn siiba haddii […]