Sacdiya Bajaaj iyo sawirka Amin arts Xasan sheekh oo Jiihaan ku leexiyay

Amin arts wuxuu soo sawiray muuqaal cajiib ah, kaas oo ah wariye weyddiinayo Xasan sheekh arrinta Sacdiyo Bajaaj. Xasan Sheekh wuxuu leeyahay: arrintaas aniga masuul kama ihi. waxaa masuul ka ah Jiihaan Xasan oo gabadhiisa ah. Meesha waxaad ka fahmaysaa dowladda soomaaliya hal qoys inay u xiran tahay. waa shirkad khaas ah. Qofka Xasan sheekh […]
Xasan Sheekh burburka uu u geysanayo shacabka tabaalaysan

Xasan sheekh wuxuu noqday qof shacabka guryaha ka dudumiya asoo sheeganayay nabad iyo hormar inuu dalka u keenayo markii la dooranayay. Sida la og yahay, Xasan sheekh markuu Farmaajo madaxweynaha ahaa wuxuu ka mid ahaa dadka aad uga soo horjeeday inuu waqti ku darsado. Wuxuu iska dhigayay qof u adeegayo bulshada soomaaliyeed. Laakin wuxuu noqday […]
Damul jadiid waa urur noocee ah

Damul jadiid waa urur noocee ah Su’aasha: Sxb sidaan hadalkaaga ka dareemay waxaad ka mid tahay damul jadiid oo hada uu katirsanyahay Madaxweyne Xasan shiiq waxaana marwalba aflagaadeysaa madaxweynihii hore farmaajo marka waxaa macluumaad iga siisaa ururka damul jadiid maxayihiin si faah faahsan iiga war bixi Jawaabta: Ninyahow ma garanayo dam aljadiid waxay yihiin ilaa […]
Sawirada talawareejinta Farmaajo iyo Xasan Sheekh

Dalka soomaaliya waxaa ka dhacday doorasho 15-ka bishan aan ku jirno waxaa ku guulaystay Xasan Sheekh Maxamuud waxaana ku khasaaray Farmaajo. Sida muuqatay Farmaajo wuxuu isku dayay inuu dalka haysto doorasho la’aan, laakin way u suurtagali waysay, sidoo kale Farmaajo afarta sano uu talada hayay ballamada uu shacabka ka qaaday wuu kasoo bixi waayay, wuxuuna […]
Farmaajo doorashada 2022 muxuu ugu guulaysan waayay

Farmaajo doorashada 2022 muxuu ugu guulaysan waayay Siyaasadda Soomaaliyeed ma sahlana waa dal cadow badan leh waxaa ugu daran cadow wadani iska dhigaya in laguu adeegsado. Wax kaste way qoran yihiin xukunkana Ilaahay baa bixiyo, wuxuu yiri Alle: (قُلِ اللَّهُمَّ مَالِكَ الْمُلْكِ تُؤْتِي الْمُلْكَ مَن تَشَاءُ وَتَنزِعُ الْمُلْكَ مِمَّن تَشَاءُ وَتُعِزُّ مَن تَشَاءُ وَتُذِلُّ مَن […]
Waxaan ku riyooday anoo Xasan Sheekh Maxamuud hab siinaya

Waxaan ku riyooday anoo Xasan Sheekh Maxamuud hab siinaya Su’aasha: Asc bahda daruur media waxaan ku riyooday anoo xasan sheekh hab siinaya weliba anoo u rajeenaya guul doorashada iyadoo 24 sacood ka dhimantahay waqtiga doorashada. Jawaabta: Riyada waxaa dhici karto inay tahay riyo naftaada aad ugu sheekaynaysay oo maskaxda kaaga jirtay, maadaama ay doorashada soo […]
Yaa ugu fursad badan inuu madaxweyne noqdo musharraxiinta

Doorashooyinka hadda la filayo inay dhacaan 15- bishan aan ku jirno, waxaa guulaysanaya qofkii lacag badan laga bixiyo, waxayna ku xiran tahay dowladda wadato qofkaas musharraxa ah, illeen mid kaste dowlad buu shaqaale u yahayee. Xildhibaan kaste wuxuu baarlamaanka usoo galay inuu lacag helo, qaab kaste uu ku helayo diyaar buu u yahay inuu ku […]
