Waxyaalaha ugu caansan ee keeno jirrada

Waxyaalaha ugu caansan ee keeno jirrada Sida la og yahay jirka aadanaha caadi ahaan waa jir caaafimaad qaba, waana sida Ilaahay ku abuuray, waxaa kaloo muhiim ah in la ogaado Alle inuu qaddaro jirada qofka ku dhacayso laakin waxaa jira sababo ugu caansan oo jirro keeni kara: Waxaa ugu muhiimsan kuwaas sida soo socota: 1- […]
Hilibka shiilan iyo Saliida ayaa i dhibta maxaa keeni kara

Su’aasha: Asc waxaan isku arkay in Saliida iyo hilibka shiilan idhibayaan Siiba hilibka baruurta leh Sida waslada Labo Labo Calool istaag Saxarada mar adag Marna jilicsan iyo madax Xanuun ayaan isku arkaa mararka qaar araga Saliida ayaa I dhibta mar aan badneyna waxaa la jira wareer Mararka qaarna xabadka oo I Xanuuna Calamadahaas Typhoid ma […]
Tayfoodka Saliida badan miyaa sababta ?

Su’aasha: Asc Bahda Daruur waxaa tihiin sharfanayaal amaan iyo Garab istaag mudan waad mahadsan tihiin aan u gudbo su,aashayda Badanaa Dhaqaatirta Marka aad kala tashato Cudurka Tayfoodka waxay kaaga digayaan Saliida iyo dufanka sidoo kale waxay kuu sheegayaan amaba dadka qaba cudurka ay ka dareemaan xanuun dhinaca beerka Lkn Marka aad u baarto si online […]
Hilibka lo’da Soomaalida aad uma jecla sababtu waa maxay

Hilibka lo’da Soomaalida aad uma jecla sababtu waa maxay Hilibka lo’da faa’idooyin badan ayuu leeyahay, waxaa ka mid ah faa’idooyinkan soo socda: Sokorta dhiigga ayuu mid toosan ka dhigaa sidoo kale dheefshiidka shaqadiisa ayuu habeeyaa. Wuxuu kordhiyaa hilibka lo’da isdifaaca jirka taasoo keenaysa jirka inuu kahor tago jirrooyinka. Sidoo kale unugyada jirka wuxuu ugu kaalmaynaa […]
Xalwada marka layska badiyo cudurada ay keento

Xalwada marka layska badiyo cudurada ay keento Xalwada waa wax aad u macaan, dadka badankooda way ka helaan, laakin waxaa loo baahan yahay waxa marka la cunayo inuu qiyaas lahaado haddii kale wuxuu keenaa dhib weyn. xalwada haddii layska badiyo caafimaadkaaga ayay halis galinaysaa. dhibaatooyinka ay keento waxaan ka mid ah. Xalwada marka layska badiyo […]
