Gabadhii lo’da lahayd iyo ninkii nacaska sheeko gaaban Nin nacas ah ayaa wuxuu arkay gabar leh beer lo’ badan lagu xanaaneeyo wuxuu ku yiri lo’dan badan sideed ku beerteen aad ayay u badan tahay. waxay ku tiri dhulka ayaan sokor ku daadinaa markaas ayay kasoo dhalaneysaa. ninkii nacaska ahaa sidii gabadha u sheegtay ayuu sameeyay […]
