Sheeko wiil saaxiibkiisa 60 kun doolar ka xaday gabar ayaana ka dambeysay

Labo wiil saaxiibo ahaa oo yaraantooda ila ay ka weynaadaan isla socon jiray oo aad isugu kalsoonaa ayaa isku dhacay waxaana sabab u ahayd gabar. Wiil lagu magacaabo Deeq ayaa ahaa nin karti leh. wuxuu lahaa lacag. saaxiibkiisa oo lagu magacaabo Nuur ayaa la shaqeyn jiray. Wiilka wuxuu ku lahaa Xamar shirkad weyn. Lacag badan […]
Gabar ku guulaysatay waxbarashada kadib nin aqoon leh guursaday

Sheekadan waxay tilmaamaysaa qiimaha waxbarashada. Waliba gabdhaha kartida leh meesha ay ka gaari karaan waxbarashada. Aamina ayay ku saabsan tahay sheekadan Teeda kale wiilka yurub ka yimid isna dhakhtar ahaa habka uu ku jeclaaday aamino. Iyo siduu u shukaansaday markay is barteen. Iyo sidey isku fahmeen. Iyo hadallada cajiibka ah oo uu ku tilmaamay dumarka […]
Shakiga ayaa u keenay in saaxiibteeda ninkeeda ku labaysto iyadaana sabab u ahayd

Qiso cajiib ah nin hanti leh oo degganaa magaalada Nairobi ayaa gabar bartay oo iyadana kenya joogtay. Ninka wuxuu ahaa nin lacag badan haysto oo diyaar ula ah gabadha wax walbo ay rabto. Gabadhii markay sheekaysteen oo ay isfahmeen jacayl daran ayaa dhexmaray. Gabadha buufis daran ayaa hayay oo waxay aad u rabtay inay yurub […]
Sheekadii dooliga iyo ninka makhaasiinka iska lahaa

Sheekadii dooliga iyo ninka makhaasiinka iska lahaa Waxaa jiray doolli wuxuu ku noolaa makhaasiin qamadi ku keydsanaa, makhaasiinka wuxuu lahaa boq yar oo qamadiga kasoo daato laakin xabad xabad ayuu usoo daadan jiray illeen boqa aad buu u yaraa. Doolligana wuxuu ku noolaa nolol fiican, laakin maalin maalmaha ka mid ah wuxuu rabay inuu ku […]
Sheekadii wanka iyo faraska murtida ay xambaarsan tahay

Sheekadii wanka iyo faraska murtida ay xambaarsan tahay Waa sheeko gaaban oo muri weyn xambaarsan: Nin beeralley ayaa faras iska lahaa faraskii wuu xanuunsaday wuxuu u yeeray dhakhtarka xoolaha markuu baaray ayuu yiri: Hadduusan kicin faraska seddex maalmood kaddib waa in la dilaa, waxaa maqlay wan oo meesha joogay, wankii wuxuu u tagay faraska wuxuu u […]
25 Sano ayuu bambo dubbe moodayay qiso yaab leh

Odey China u dhashay ayaa la sheegay inuu dubbahan sawirka kaaga muuqa adeegsanayay muddo 25 sano ah siduu ugu jajabiyo miraha looska loo yaqaano kaddib wuxuu ogaaday inuusan ahayn dubbe ama burris ee inuu yahay bambo oo qadiin ah aan qarxin. 25 sano ayuu albaabka geerida garaacayay mana uusan ku dhimanin bambadan. taas waxaa laga […]
Nacaska sida loo qabto qiso cajiib ah

Nacaska sida loo qabto qiso cajiib ah Professor ayaa jaamacad cashar ka bixinayay, isagoo casharka wado ayaa fooriyay mid ka mid ah ardayda, professor ayaa weydiiyay arday wuxuu yiri yaa fooriyay? Qof u sheego ayuu waayay shib ayay wada dhaheen Professerka casharka ayuu dib u bilaabay mar labaad ayaa la fooriyay. ardayda ayuu weyddiiyay haddana […]
