Categories
Sheeko Story

Sheekadii ninkii shanta naagood hal mar wada furay waa sheeko yaab leh

Sheekadan waa sheeko dadka is qaba wax badan ay ka fahmi karaan. Sidoo kale dumarka deriska inay iska ilaaliyaan guryaha deriska inay faraha lasoo galaan. Murti weyn ayay wadataa sheekadan. Ilaa dhammaadka markaad daawato ayaad fahmaysaa. Nin lagu magacaabo Asmaci ayaa wariyay sheekadan, waxaana uu fariisan jiray golaha khaliifka Haaruun al-Rashiid markuu sheekadan u sheegay […]

Categories
Sheeko Story

Nin Isaaq iyo gabar Mudulood Hiraab oo is qabay af soomaaliga aan isku fahmin

Waa sheeko qosol ah, nin u dhashay beesha Isaaq, reer waqooyi ahaa wuxuu guursaday gabar mudulood hiraab ah. waxay ka sii ahayd abgaal cismaan. Gabadha waxay oran jirtay annaga culimada soomaali ayaannu nahay. Waayo beesha abgaal waa beel quraanka wada xafidsan. Diintana aqoon sare u leh. Subac lagama badin karo. Ninka reer waqooyiga ahaa isna […]

Categories
Sheeko Story

Sheeko wiil saaxiibkiisa 60 kun doolar ka xaday gabar ayaana ka dambeysay

Labo wiil saaxiibo ahaa oo yaraantooda ila ay ka weynaadaan isla socon jiray oo aad isugu kalsoonaa ayaa isku dhacay waxaana sabab u ahayd gabar. Wiil lagu magacaabo Deeq ayaa ahaa nin karti leh. wuxuu lahaa lacag. saaxiibkiisa oo lagu magacaabo Nuur ayaa la shaqeyn jiray. Wiilka wuxuu ku lahaa Xamar shirkad weyn. Lacag badan […]

Categories
Sheeko Story

Qiso gabar maskiin wiil aad u jecel guursaday oo nolol fiican heshay

Sheekadan waxay tilmaamaysaa jacaylka dhabta ah inuu guusha u keeno lamaanaha. Guurka xalaasha ahna wuxuu keenayaa hanti iyo lacag. Marka aad daawato nolosha Fardowso iyo wiilka guursaday lagu magacaabo Cabdixakiim. Gabar lagu magacaabo Fardowso Xaaji waxay u bixiyeen dadka xaafadda Fardowso Bajaq. Waayo aad ayay u cayilnayd !! xaafadda markay jidka socoto dadka oo dhan […]

Categories
Sheeko Story

Sheekada labadii gabdhood qishka imtaxaanka galiyay rajastiinada

Waa sheeko cajiib ah. gabar imtaxaan ku jirto oo warqad qish galisay rajastiinadeeda hoosteeda. waliba labada naasood dhexdooda, waxayna lahayd naaso waaweyn. Maalin waxaa dhacday labo gabdhood oo imtaxaan ku jiro. Waxay ku jireen imtaxaan xisaab ah, wuu ku adkaaday. Labadooda kaliya ayaa ku haray. Dib ayay isku dhigeen si ay u qishaan. Ninka imtaxaanka […]

Categories
Sheeko Story

Sheeko naag wahsi iyo caajisnimo loo soo furay dumarka hurdada badan

Xamsa waxay ahayd gabar buuran oo shilis ah, marka la guursaday way sii buuratay, Xamsa waxay ahayd gabar aad u wahsi badan. Waxay aad u jeclayd cuntada, dumarka zabta ka helo ayay ahayd. Maantoo dhan waxay iska rabtaa inay jiifto. Ninkeeda markuu shaqada aado oo uu guriga usoo laabto. mararka qaar wuxuu imaanaa iyadoo wali […]

Categories
Sheeko Story

Gabadhii sixirtay saaxiibteeda ku kalsoonayd waa qiso lagu cibraqaato

Sheekadan waxay ku tusaysaa qofka aad soo dhoweysato inuu ku burburin karo waliba qofka aad ixsaanka u samayso ayaa ugu daran. Gabar ayaa ka sheekaynayso gabar kale saaxiibteeda ahayd oo si xun u khayaantay, waxay ku samaysay arrin aad u xun. Sheekada aan ka maqalno gabadhaas oo magaceeda qarisay waxay tiri: Waxaan ahaa qof qalbi […]