Yuu yahay wiilka jeexjeexay sawirka Farmaajo

Sawirka xamar mudaaharaadka 2

Yuu yahay wiilka jeexjeexay sawirka Farmaajo Dhalinyar badan oo aad u xanaaqsan ayaa maanta sawirka Madaxweynaha soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo jeexjeexay. Farmaajo waxay ku dhaleeceynayaan dadka ku nool magaalada Muqdisho inuu ka dambeeyo leynta dadka ku nool Muqdisho. Markii askari uu dilay gabar uur leh iyo nin kale oo gurigooda ag fadhiyay kaddib. Dalka soomaaliya […]

Sida taayarada loogu gubay jidadka Muqdisho

Jidadka lagu gubay Muqdisho

Sida taayarada loogu gubay jidadka Muqdisho Banaanbaxa ka socda magaalada Muqdisho oo maanta lagu tilmaamay inuu yahay mid aad iyo aad u daran. taayaro badan ayaa lagu gubay waddooyinka magaalada Muqdisho. dadka soo baxay oo sheegaya inay rabaan Farmaajo inuu is casilo. dadkaas oo sii badanaya maanta. waxaana u badan dhalinyar  wiilalal Xabbad daranna way […]

Banaanaxa Muqdisho 18 iyo Amin arts

Amin arts oo banaanbaxa Muqdisho sawir ka sameeyay

Amin arts oo sawir ka sameeyay banaabaxa 18 Muqdisho, wuxuuna ku tilmaamay inay ka dambeeyaan dad shisheeye rabo inuu adeegsadaan kooxda alshabaab si  loo buburin lahaa qaranka soomaaliya. Dadka Muqdisho ku nool iyaguna waxay leeyihiin annaga canshuur ayaan bixinanna maalin kastena waa lana dilaa. marka sheekada yaa ku saxsan adiga maxay kula tahay.

Sawirada maanta kulanka Farmaajo iyo dadweynaha

Farmaajo iyo shacabka gaar ahaan haweenka iyo hooyooyinka

Sawirada maanta kulanka Farmaajo iyo dadweynaha Maanta marka ay dhaceen banaanbaxyada kaddib ayuu madaxweyne Farmaajo la kulmay shacabka Muqdisho qeyb ka mid ah. Waxaa kasoo qaybgalay kulankan madax badan. Waa kuwan sawirada lagasoo qaaday kulankaas: Farmaajo hadalo kulul ku hadlay oo lagu tilmaamay inay xambaarsanaayeen gooddi adag oo ku wajahan dadka ka dambeeya sheekada maanta […]

Banaanbaxa mootooleyda Magaalada Muqdisho maanta

Banaanbaxa mootooleyda xamar

Dadka mootooleyda magaalada Muqdisho oo maanta ku banaanbaxayo magaalada Xamar dadkaas oo ka cabanaya xiritaanka waddooyinka magaalada Muqdisho. Waxay ku yeelatay arrintaas saameyn weyn shaqadooda. marka waxaa meesha isugu yimid dad badan oo dhamaan ah dadka mootooyinka ku shaqaysta.

Fikirka Yahuudda iyo midka Carabta qiso gaaban

Fikirka Yahuudda iyo midka Carabta qiso gaaban

Babbaanbax ayaa wuxuu ka dhacay magaalada New York ee dalka Maraykanka oo Israel lagaga soo horjeedo. Waxaa lagu qabtay waddo dheer oo hal supermarket keliya ku yaallo oo uu leeyahay nin Yahuudi ah. dhalinyar ka mid ah dadka bannaanbaxaya ayaa galay Subermarketka waxay weyddiiyeen inuu hayo calanka Falistiin si ay u qaataan marka ay bannaanbaxa […]