Riyada qofka oo saaran dameer ordaya

Su’aasha: Asc wllo waxan ku riiyooday anoo Dameero ordaya saran oo ka xaynaya marka maxaa lagu fasiira Riyadaa dameerka. Jawaabta: Riyadan waxay tilmaamaysaa inaad farxad kala kulmi doonto wax murugo kugu hayay, qofkii ku riyoodo asoo dameer ordaya saaran, wuxuu gaarayaa wixii raadinayay himilada niyadda kaga jirtay, fuulidda dameerka waa astaan ku tusinayso inaad gaarayso […]
Riyada kaxaynta dameerka maxay tahay

Su’aasha: Asc wllo. asc wllo waxan ku riiyooday xalay anoo dameero aad u dheereyo wado wayna ordeeyeen waxana saarana gaari dameer ama kareeto sida aaad u taqana anigana waday marka riyada dameerka maxay noqon karta. Jawaabta: Riyada dameerka waxaa lagu fasiraa adeeg fiican, inaad heli doonto qof daacad kuu ah oo si fiican wax kuugu […]
Qiso qofka xun sida loola dhaqmo ku tuseyso

Qiso yaab badan oo gaaban cibro xambaarsan, maroodi ayaa duurka kasoo cararay. waa la weyddiiyay waxaa lagu yiri maxaad uga soo carartay duurka? wuxuu yiri: maxaayeelay libaaxa ayaa go’aansaday inuu dilo geri kaste oo duurka ku nool. waxaa lagu yiri: adiga maroodi ayaad tahay geri ma tihidĀ ee maxaa kugu dhacay? wuxuu yiri: waan ogahay […]
Sheeko yaab leh dameer iyo waraabe oo arrin isku qabsaday

Dameer iyo waraabe ayaa dooday waxay ku doodeen midabka cowska, waa sheeko gaaban yaab badan leh. Dameerka wuxuu yiri: midka cowska waa jaalle. Waraabaha wuxuu yiri: maya waa cagaar. aad ayay u doodeen wayna is fahmi waayeen. waxay u tageen boqorka duurka oo aha libaax. mid kaste wuxuu libaaxa u bandhigay hadlka uu dhahay. Libaaxa […]
