Sheekadii ninkii shanta naagood hal mar wada furay waa sheeko yaab leh

Sheekadan waa sheeko dadka is qaba wax badan ay ka fahmi karaan. Sidoo kale dumarka deriska inay iska ilaaliyaan guryaha deriska inay faraha lasoo galaan. Murti weyn ayay wadataa sheekadan. Ilaa dhammaadka markaad daawato ayaad fahmaysaa. Nin lagu magacaabo Asmaci ayaa wariyay sheekadan, waxaana uu fariisan jiray golaha khaliifka Haaruun al-Rashiid markuu sheekadan u sheegay […]
Nin Isaaq iyo gabar Mudulood Hiraab oo is qabay af soomaaliga aan isku fahmin

Waa sheeko qosol ah, nin u dhashay beesha Isaaq, reer waqooyi ahaa wuxuu guursaday gabar mudulood hiraab ah. waxay ka sii ahayd abgaal cismaan. Gabadha waxay oran jirtay annaga culimada soomaali ayaannu nahay. Waayo beesha abgaal waa beel quraanka wada xafidsan. Diintana aqoon sare u leh. Subac lagama badin karo. Ninka reer waqooyiga ahaa isna […]
Sheeko wiil saaxiibkiisa 60 kun doolar ka xaday gabar ayaana ka dambeysay

Labo wiil saaxiibo ahaa oo yaraantooda ila ay ka weynaadaan isla socon jiray oo aad isugu kalsoonaa ayaa isku dhacay waxaana sabab u ahayd gabar. Wiil lagu magacaabo Deeq ayaa ahaa nin karti leh. wuxuu lahaa lacag. saaxiibkiisa oo lagu magacaabo Nuur ayaa la shaqeyn jiray. Wiilka wuxuu ku lahaa Xamar shirkad weyn. Lacag badan […]
Sheekada labadii gabdhood qishka imtaxaanka galiyay rajastiinada

Waa sheeko cajiib ah. gabar imtaxaan ku jirto oo warqad qish galisay rajastiinadeeda hoosteeda. waliba labada naasood dhexdooda, waxayna lahayd naaso waaweyn. Maalin waxaa dhacday labo gabdhood oo imtaxaan ku jiro. Waxay ku jireen imtaxaan xisaab ah, wuu ku adkaaday. Labadooda kaliya ayaa ku haray. Dib ayay isku dhigeen si ay u qishaan. Ninka imtaxaanka […]
Shakiga ayaa u keenay in saaxiibteeda ninkeeda ku labaysto iyadaana sabab u ahayd

Qiso cajiib ah nin hanti leh oo degganaa magaalada Nairobi ayaa gabar bartay oo iyadana kenya joogtay. Ninka wuxuu ahaa nin lacag badan haysto oo diyaar ula ah gabadha wax walbo ay rabto. Gabadhii markay sheekaysteen oo ay isfahmeen jacayl daran ayaa dhexmaray. Gabadha buufis daran ayaa hayay oo waxay aad u rabtay inay yurub […]
Cabsida gabdhaha sheeko khayaali yaab badan

Cabsida gabdhaha sheeko khayaali yaab badan Gabar ayaa habeen layl ah maraysay qubuuraha meel u dhow, waxay dareentay cidla inay tahay cabsi daran ayaa soo gashay, iyadoo socoto waxay aragtay wiil dhalinyar ah oo isna lugaynaya, way ka degtay cabsida gadaashiisa ayay bilowday inay ku socoto waxay maqashay iyadoo gadaal socota ninka eey qaylinaya, way […]
Nacaska sida loo qabto qiso cajiib ah

Nacaska sida loo qabto qiso cajiib ah Professor ayaa jaamacad cashar ka bixinayay, isagoo casharka wado ayaa fooriyay mid ka mid ah ardayda, professor ayaa weydiiyay arday wuxuu yiri yaa fooriyay? Qof u sheego ayuu waayay shib ayay wada dhaheen Professerka casharka ayuu dib u bilaabay mar labaad ayaa la fooriyay. ardayda ayuu weyddiiyay haddana […]
