Waxaan ahay nin 21 jira 14 jirkaygi baan siigada bilaabay sideen uga soo kabsadaa

Waxaan ahay nin 21 jira 14 jirkaygi baan siigada bilaabay sideen uga soo kabsadaa

Su’aasha: Asc walaalahyga aan jeclahay waad ku mahadsantihin saad noo garabtagan tihiin talo iyo tusaaleba wxan raba inaan su,aal idin waydiiyo? Waxaan ahay nin 21 jira 14 jirkaygi baan siigada bilaabay Gabigaygiba waxaan noqday qolfoof ama laf caadiya jidhkaygi uu is cunay xabad baruura malaha wada lafo ayaan noqday Gabigaygiba wlhi waan ka Qoomameeya imika […]

Maxaa keeno ninka inuu dabada ka weynaado

Maxaa keeno ninka inuu dabada ka weynaado

Maxaa keeno ninka inuu dabada ka weynaado Su’aasha: Maxa keeno ninka inu qeybta dambe barida iyo siinaha u uweynado sida dumarka  oo kale mase ladaweyn karaa intabadan bari weyn ayan leyahay dadkana wey igu cayaan. Jawaabta: Barida waxa weyneeya waa baruur, buruurtaasna waxay ka dhalataa cuntada, laakin markay baruurta ku ururto dabada waxaa keena sababo […]

Astaamaha lagu garto inuu Vitamin D kaa maqan yahay

Astaamaha lagu garto inuu Vitamin D kaa maqan yahay

Astaamaha lagu garto inuu Vitamin D kaa maqan yahay Sida la og yahay Vitamin D wuxuu ka mid yahay vitmainada aad ugu roon caafimaadka qofka. marka uu qofka jirkiisa ka baxo vitmainkan wuxuu iska dareemayaa dhbaatooyin fara badan.   Maxaa lagu gartaa Fatamiin D inuu jirkaaga ka maqan yahay.   1- xanuun joogto oo kalabax […]

Cuntada iyo raaxada raga iyo dumarka

Cuntada iyo raaxada raga iyo dumarka

Cuntada iyo raaxada raga iyo dumarka Raga iyo dumarka mararka qaarkooda waxaa qabsada arrin oo murugo u keenaysa guurka kaddib, arntaas oo ah qofka inuu gudan waayo waajibka ka saaran qofka kale. marka hore raga ayaan ka bilaabaynaa. ninka marka uu guursado waxaa uu galaya sheeko cusub oo ah raaxada gogosha, inta badan dadka kuma […]

Daawada dabiiciga lagu cayilo waa kaniiniga khamiirka Yeast pills

Daawada dabiiciga lagu cayilo waa kaniiniga khamiirka Yeast pills

Daawada dabiiciga lagu cayilo waa kaniiniga khamiirka Yeast pills Yeast pills are good for Fattening the body Daawada dabiiciga ama daawooyinka lagu cayilo dhabaato ayay leeyihiin, waxaa ugu fiican daawada laga sameeyay Khamiirka. waa daawo dabiici ah, oo lagu naaxo, qofka qaato daawadan dhib kalama kulmayo, marka daawada khamiirka meelo badan ayaa laga helaa, si […]