Naqaska oo igu dhagayo maxaa keeni kara

Naqaska oo igu dhagayo maxaa keeni kara Su’aasha: Walaal haddii aan qufaco seddex jeer ama kabadan neefta ayaa igu dhageysa oo tacbaan ayaan noqdaa habeenada qaarna waxaan soo kacaa anigoo naqaska igu dhagay oo secendo aan naqas iga soo baxayn illaa silic iyo rafasho kadib ayaan naqaska ii furmaa, wll dhibkaasi i hayyo waa maxay […]
Seytuunka iyo caafimaadka jirka

Seytuunka wuxuu ka mid yahay furuutka waxtarka badan leh jirka, oo daawo noqon kara, caafimaadka ayuu u roon yahay. Faa’idooyinka laga helo seytuunka waxaa ka mid ah: Seytuunka wuxuu ka hortagaa burukiinada iyo hargabka siiba caruurta yaryar. sidoo kale wuxuu u roon yahay qufaca wuu daaweeyaa, sharoobooyinka qaar seytuun ayaa ku jira. sidoo kale seytuunka […]
Hilibka lo’da Soomaalida aad uma jecla sababtu waa maxay

Hilibka lo’da Soomaalida aad uma jecla sababtu waa maxay Hilibka lo’da faa’idooyin badan ayuu leeyahay, waxaa ka mid ah faa’idooyinkan soo socda: Sokorta dhiigga ayuu mid toosan ka dhigaa sidoo kale dheefshiidka shaqadiisa ayuu habeeyaa. Wuxuu kordhiyaa hilibka lo’da isdifaaca jirka taasoo keenaysa jirka inuu kahor tago jirrooyinka. Sidoo kale unugyada jirka wuxuu ugu kaalmaynaa […]
Cayilka ma geeri degdeg buu keenaa

Cayilka ma geeri degdeg buu keenaa Aqoonyanno u dhashay dalka maraykanka ayaa daraasad cusub soo saaray iyagoo sheegay cayilka inuu xiriir la leeyahay cadaadiska dhiigga oo kordha, waxay sheegeen inay keenayaan wadnaha oo si kedis ku istaaga, siiba dhalinyarada oo horay waxaa loo malayn jiray dadka waaweyn keliya. Webka lagu magacaabo HealthDayNews oo kasoo […]
