Cunna yarida maxaa keena

Daawada cuntada furta ee digenorm

Cunna yarida maxaa keena Su’aasha: Walaal, mar dhexdaas ayaan dhiig iska qaaday waxaa layga helay cudurka malaariga, maadaama aan dareemayey qandho iyo xumad badan hada Alxamdulilaah qandhadii waanka roonahay lkn waxaa igu yar dhanka cuntada ayaa iga xiran si wacana uma hurdo habeenkii oo waan soo kacaa layl barkii marka arintaas maxaa lagu daweyn karaa? […]

Daawada Cayilka ugu dhaqsiga badan uguna fiican

daawada lagu cayilo fiican

Daawada Cayilka ugu dhaqsiga badan uguna fiican Daawada ugu fiican dadka caataha si dhaqsi ugu cayilaan Waa daawo laga sameeyay Nutritional yeast oo khamiirka. waxaa la helaa iyadoo kaniini ah wax dhib uu leeyahay ma jirto qofka hal bil adeegsada jirkiisa wuu soo naaxaayaa waa daawo meel kasta laga heli karo iyadoo kaabsal waa la […]

Amateedka daawada ugu fiican kuu fureyso

Amateedka daawada ugu fiican kuu fureyso

Su’aasha: Asc Waxaan idin waydiinlahaa dawooyinka loo qaato amateedka waxtarkooda iyo waxyeeladooda ? Jawaabta: Waxaa jira daawooyin badan oo fura Amateedka (abiteedka) , daawooyinkaas waxaa loo sameeyay dadka aan wax cuni karin ama aan dareemin gaajo mar kaste, sidoo kale dadka aad caato u ah waxaa laga yaabaa inay ku cayilaan, marka  waxaa ugu fiican […]

Daawooyinka cayilka (sababaha lagu cayilo) Causes of Obesity

Daawooyinka cayilka

Daawooyinka cayilka (sababaha lagu cayilo) Causes of Obesity Fast food plays an important role in obesity Cuntada degdega ah kaalin weyn ayay ka qaadanaysaa cayilka.   waxaa jira dad badan oo rabo, inay cayilaan, siiba dadka ku nool soomaaliya. waxyaalaha cayilka dhaqsiga keena, waa cuntada leh nafooyin kala duwan. sidoo kale vitamiinaha jirka uu u […]