Qof caato ah qaabka uu ku cayili karo oo sahlan

Qof caato ah qaabka uu ku cayili karo oo sahlan

Su’aasha: Waxaan Ahay Shaqsi Caato Ah Miisaankayguna Waa 58 kg Socodka lugta Ayaan Sameeyaa Galabtii Iyo Aroortiiba Markaa Miyaan Joojiyaa Socodka Mise Waan Sii Wadaa Laakiin Hadii Aan Sii Wado Malaga Yaabaa Inaan Sii Noqdo Caato Saaid Ah Jawaabta: Taas waxay ku xiran tahay cuntada aad cunayso way dhici kartaa inaad sii caatowdo, teeda kale […]

Nafaqo la’aan siigada ma ugasoo kabsan karaa

Nafaqo la'aan siigada ma ugasoo kabsan karaa

Su’aasha: Sanadkii Sadexaad Ee Kaysdsanka Ayaan Galay Wax Nafaqo Ahna Maan Samayn Waayo Nafaqo Ma Awoodi Walina Isbadal La Taaban Karo Ma Hayo Talo Iziii Dr Mahadsanid. Jawaabta: Ka har siigada xataa adoon nafaqo haysanin cuntada caadiga ayaa wax kuu tarayso kaliya ka fogow siigada ha u laabanin. Nafaqo La’aan Siigada Ma Ugasoo Kabsan Karaa

Burger waa maxay muxuu jirka ku sameeyaa

Bargarka iyo caafimaadka

Burger waa cunto maraykan ah oo adduunka oo dhan ku faaftay. Burger -ka wuxuu ka samaysan yahay rooti oo la dhex galiyay hilib ama digaag kaddib katshab iyo miyoones ayaa lagu daray iyo farmaajo iyo ansalaato waxaa lagu cunaa baradho saliid lagu dubay waxaan lagu cabbaa cabbitaan macaan ah sida Bebsi iyo Coca cola ama […]

Bajiyada maxaa laga faa’idaa xaga caafimaadka

Faaidada laga helo bajiyada

Bajiyada maxaa laga faa’idaa xaga caafimaadka Bajiyada ama bajiyaha maxay jirkaaga ku samaysaa siiba caloosha. Bajiyada waa cunto meel kasta laga yaqaano laakin qaabab badan ayaa loo sameeyaa si kasta ha ahaatee faai’dada ay leedahay ugu weyn waa inay socodiisaa caloosha. sidoo kale mindhicirada waa weyn waxay siisaa dhaqdhaqaaq oo reebaya calool fadhiga sidaa awgeed […]

Cuntada iyo cabitaanka caloosha weyneeya

Cuntada iyo cabitaanka caloosha weyneeya

Cuntada iyo cabitaanka caloosha weyneeya Cuntada iyo cabitaanka caloosha weyneeya waxay ka mid yihiin waxyaalaha caafimaadka khatar ku ah. qofka marka caloosha ka weynaato wuxuu noqonayaa qof jirrooyin badan halis u ah. cuntada waxaa ka mid : 1- chips (jibsiga) taasna waxaa laga soo xigtay cilmibaareyaal ka tirsan jaamacadda Harvard. 2- Soda Diet canbbitaanka ah […]

Cuntada makhaayadda iyo mida guriga dhanka caafimaadka

Cuntada makhaayadda

Cuntada makhaayadda iyo mida guriga dhanka caafimaadka Baradhada waxay ka mid tahay cuntada lagu cayilo oo aad u saameysa koridda jirka. waxaa laga rabaa qofka marka uu yahay qof ku dadaalaya cuntada nafaqada leh inuu iska ilaaliyo cuntooyin qaar aan laysku hallayn karin kuwaasoo aan dhihi karno waa cuntooyinka makhaayadaha qaar. Saliidda lagu dubayo baradhada […]

Waa maxay cuntada tayada leh

Waa maxay cuntada tayada leh

Waa maxay cuntada tayada leh Cuntada marka ay tahay mid kala duwan ayay leedahay tayo jirka wax u tari karta iyo vitamiino isku dheellitiran. Laakin qofka marka uu cunayo haal nooc cuntada ka mid ah waxaa laga yaabaa jirkiisa inuu waayo vitamiinada qaar. Waxaa habboon qofka inuu ka dhigo mid kala duwan cuntadiisa. waxaan aad […]