Cuncunka xubinta taranka dumarka iyo qoyaanka cad

Cuncunka xubinta taranka dumarka iyo qoyaanka cad Su’aasha: Asc waqti badan cuncun daran ayan ka dareemayaa alaabta hoose gaar ahaan labada faruuryo ee xubinta mararka qaar waxaa la socoda dhacaan cad ah oo adkaado sida caanaga garoorka camal taas maxaa sababo maxaa la dhihi karaa daawadooda Jawaabta: Waxay u badan tahay in infekshan jiro gaar […]
Daawada urka iyo cuncunka cambarka dumarka ugu fiican

Daawada urka iyo cuncunka cambarka dumarka ugu fiican Urka cambarka waa labo nooc mid dabiici ah oo aan xoog badneyn iyo mid aad u daran oo u eg kalluun meel ku daahay urkiisa oo kale. Urka siilka xadka ka baxsan oo sida mallayga uraya oo kale ah wuxuu tilmaamayaa jirro ama mushkilo weyn siiba haddii […]
Cuncunka jirka sababaha keena the reasons of Itching in the body

Cuncunka jirka sababaha keena the reasons of Itching in the body There are many causes of itching in the body Sababao badan ayaa jira oo keena cuncunka jirka Cuncunka sababo badan ayaa keena, qaar waxay u noqonayaan nadaafadda qaarna waxay u noqonayaan cudurro qofka ku dhaca. Qofka marka uu ku dadaali waayo nadaafadda jirkiisa wuxuu […]
Sababaha cuncunka jirka Causes of itchy skin

Sababaha cuncunka jirka Causes of itchy skin What is itching, and what causes itching Cuncunka waa maxay? cuncunka waa dareen laga dareemo, maqaarka oo dhibaya qofka wuxuuna, u baahanayaa inuu xoqo mar walba haddii uu xaqo xitaa maka dagayo inta badan sidii cuncunka loo joojin lahaa, waxaa habboon in la ogaado sababta kentay, cuncunka maqaarka […]
