Ciidanka ma ku biiri karaa talo i siiya

Su’aasha: Magacaygu waa mohamed marka hore aad baad u mahad santihiin bah’da Daruur oo ka jaahil bixiisa dadka su’aalaha ay qabaan aad baad ugu mahad santihiin shaqada aad bulshada aad u haysaan hadii aan hadalka soo koobo waxaan ahay wiil dhalin yaro ah illa heer jamacadeed ah oo waxaan rabay inaan Qorto ciidanimo marka si […]
Yaa ka dambeeyay dilka Ing Yariisow?

Yaa ka dambeeyay dilka Ing Yariisow? Soomaali loollan adag ayaa ka jira, waxaa jirta qabyaalad aad u qurmuun, wax kastoo la fuliyo shabaab ayaa korka laga saaraa. waxaa isweyddiin mudan ma dhici kartaa in Ing Yariisow dilkiisa dad dowladda ka mid ah ay ka dambeeyaan?. Waxaa yaab badan Muqdisho dowladda oo leh anaa haysto haddana […]
Banaanaxa Muqdisho 18 iyo Amin arts

Amin arts oo sawir ka sameeyay banaabaxa 18 Muqdisho, wuxuuna ku tilmaamay inay ka dambeeyaan dad shisheeye rabo inuu adeegsadaan kooxda alshabaab si loo buburin lahaa qaranka soomaaliya. Dadka Muqdisho ku nool iyaguna waxay leeyihiin annaga canshuur ayaan bixinanna maalin kastena waa lana dilaa. marka sheekada yaa ku saxsan adiga maxay kula tahay.
Bajaaj wade iyo kacdoonka Soomaali 2020

Si xun ayuu usoo hallaabayaa amaanka magaalada Muqdisho, waxaa yaab badan askari inuu qof iska dilo qof aan hub wadanin oo shibil ah. taas waa arrin aad u xun, soomaali waxaa lagusoo celin rabaa sidii hore. immisa qof oo bajaaj ku shaqaysta la dilay bilahan lasoo dhaafay. taas wax yar ma aha ujeeddo weyn baa […]
Waddooyinka Xamar iyo maanta sida loo xiray

Waddooyinka Xamar iyo maanta sida loo xiray Waddooyinka magaalada Muqdisho oo ah oo laga dameemayo dibid iyo cidlo. shacabka oo dhan lugeys ayay ku jiraan arday iyo shaqaale iyo caruur iyo waayeel iyo dumar looma kala harin lugeynta. xalka ma aha in waddooyinka la xirao . dowladda waxaa ka maqan inay sameysato sirdoon adag oo […]
