Kellida maxaa burburiya? Walaal sidaad og tahay kelida waxay ka mid tahay xubnaha qaaliga ah oo Ilaahay na siiyay waxaad ogaataa waxyaalahan aan sheegi rabno inuu burburinayo kelliyaha: Biyo badan inaadan cabbin inaad isku reebto kaadida ama saxarada oo aad ka daahdo musqusha cusbo badan inaad cunto xanuunada mareenka kaadida inaadan ku dadaalin inaad […]
