Waxyaalaha ugu caansan ee keeno jirrada

Waxyaalaha ugu caansan ee keeno jirrada Sida la og yahay jirka aadanaha caadi ahaan waa jir caaafimaad qaba, waana sida Ilaahay ku abuuray, waxaa kaloo muhiim ah in la ogaado Alle inuu qaddaro jirada qofka ku dhacayso laakin waxaa jira sababo ugu caansan oo jirro keeni kara: Waxaa ugu muhiimsan kuwaas sida soo socota: 1- […]
Kaadida ayaa mar walbo i gubto maxaa keeno

Kaadida ayaa mar walbo i gubto maxaa keeno Su’aasha: Ascww, Waxaan Salaamayaa Marka hore Bahwaynta Maamusha Shabakadan (Daruur) Ascww. Salaan Kadib, 2-dan Su’aalood Ayaa Aan Rabaa In La iiga Jawaabo. 1: Waxa Igubaysa kaadida Marwalba Oo Aan Suuliga Galona Waxaa Iga Imanaya Kaadi Aan Badnayn Dhib Miyaa Jira? 2: Haddii Labada Lamaane (Gabadha) Cabeeb Xubinta […]
Siigada dhib ma u keeni kartaa kelliyaha

Siigada dhib ma u keeni kartaa kelliyaha Su’aasha: 1.Siigadu Miyay Kahortagtaa Qofka Gadhku inuu Horay Ugu Soo Bixi Waayo 2.Siigadu Timaha Ay Daciifisay Markaa Lajoojiyo Sidoodii Hore Miyay Kusoo Noqonayaan 3.Dhibta Siigadu Jidhka Gaadhsiiso Goorma Ayay Qofka KaHadhaa 4.Siigadu Kalyo Xanuun Miyay Keentaa Fadlan Afartaa Suaalood iiga Soo Jawaab Mahadsanid Dr Jawaabta: Su’aalahan qaar dhowr […]
Hadii shahwada aan isku reebo kelli xanuun iyo dhabar xanuun miyey leedahay?

Hadii shahwada aan isku reebo kelli xanuun iyo dhabar xanuun miyey leedahay? Su’aasha: Nio ayaanta siigo waa iska ilaalinaayey lkn saakan xubintayda gacanta ku dadaliigay xooga markay biyaha iga soo dhawaaqeen wax cad oo sida shahwada u adkeynaa iga soo dhibcay ka dib muuqato qawan aan arkay dareenka dhan ayaa aad ii kacay waan is […]
Miraha geedka mukuyga iyo caafimaadka

Miraha geedka mukuyga iyo caafimaadka Geedka mukuyga oo loo yaqaano afka carabiga الجميز ama الرقاع ama الثالق ama الابرا englishka waxaa loo yaqaanaa sycamore fig ama fig-mulberry ama Ficus sycomorus, wuxuu ka mid yahay geedaha ugu caansan uguna cimriga dheer, waxaa loo tiiriyaa bahda geedka tiinka oo quraanka lagu sheegay. Geedka mukuyga waa geed caafimaadka […]
Digaaga hormuunka duran iyo caafimaadka

Digaaga hormuunka duran iyo caafimaadka Bariiska wuxuu ka mid yahay badarka caalamka ugu caansan xaga cunida. sidoo kale digaagana aad buu ugu faafay caaalmka dalal badan ayaa aad u cuna. waxaa la dhahaa bariiska wuxuu ku macaan yahay digaag. Digaaga hadda waxaa la duraa hoormuun gaar ah oo lagu cayiliyo. waxaa la sheegaa hormuunkaas inuu […]
Kellida maxaa burburiya xog muhim ah

Kellida maxaa burburiya? Walaal sidaad og tahay kelida waxay ka mid tahay xubnaha qaaliga ah oo Ilaahay na siiyay waxaad ogaataa waxyaalahan aan sheegi rabno inuu burburinayo kelliyaha: Biyo badan inaadan cabbin inaad isku reebto kaadida ama saxarada oo aad ka daahdo musqusha cusbo badan inaad cunto xanuunada mareenka kaadida inaadan ku dadaalin inaad […]
