Xaaska wax Dareen ah Aysan daremin xiliga galmada

Xaaska wax Dareen ah Aysan daremin xiliga galmada Su’aasha: Asc salan kadib haday xaaska wax Dareen ah Aysan daremin xiliga galmada si kastoo laku raxeyo gacanta maxan sameyaah oo talo ah: Jawaabta: Su’aashan in badan ayaan ka jawaabnay linkiyadan ayaad ka akhrisan kartaa qaabka aad kula dhaqmi karto xaaska aan dareenka lahayn. We have answered […]
Haweeney 40 gaartay baan ahay ninkeyga dhib baa galmada ka haysta

Haweeney 40 gaartay baan ahay ninkeyga dhib baa galmada ka haysta Su’aasha: swc bahda daruur aad baad ugu mahadsan tihin adeega wayn aad bulshada u haysaan webkan oo kale kuma arag webyada somalida waxaan guda galaa su’ashayda aniga waxaan gaaray 40 sano ninkayga waxaan ku arkay arrimo oo horay uusan ahayn xiliga galmada oo istiinka […]
Kacsiga aan daal lahayn ilaa 10 jeer

Kacsiga aan daal lahayn ilaa 10 jeer Su’aasha: Asc bahda daruur salan kadib Waxan isku arkay xiliga galmada inu bahalka aad iiga adkaado sida inu qarxi rabo cml walibana saaid dareenkayguna uukasidarayo markasto biyabaxo noqnoqoshadayduna waa saaid ilen maba damayo ilaa aan kabaqo inu dhig iga yimado aan ano usi bahan iska daayo xataa mararka […]
Marka caado igu dhacdo kacsi daran ayaan dareemaa maxaa keeno

Marka caado igu dhacdo kacsi daran ayaan dareemaa maxaa keeno Su’aasha: Asc waxa ahay gabar an wali guursanin 23 jir waa ahay waxa isku arkaaa xiliga caadada I joogto an said kacsado an galmada u baahanhay laakin waa is mashquuliya gabdha an aqano ayaan weydiyey ma aragno igu dhahan qof caado u joogto kacsi saaid […]
Ninkayga waan jeclahay laakin raaxada ayaan isku haysanaa

Ninkayga waan jeclahay laakin raaxada ayaan isku haysanaa Su’aasha: scw waxan ahay naag la qabo ninkayga aad ban u jeclahay laakin dhinaca raaxada ayaan ku dhibay mar kaste galmo ayu iga rabaa lakin aniga sidaas ma ahi isaga qaab kaste ayuu rabaa inuu igu tago foorar iyo istaag iyo noc walba lakin aniga foorarka kuma […]
Gabdhaha dareenka badan xalkooda

Gabdhaha dareenka badan xalkooda Su’aasha: SCW webka daruur waa web loo bahan yahay somalida ad bay ugu bahan yihin su’alaha qarkood dad toos loma weydiin kro lakin webkina qofka su’asha u rabo ayu so diraa, aniga su’aal aan qaba oo ah xaga dareenka waxan isku arkay nin markaan arko inaan cabsado qoyaan badan baa igaso […]
Naagta kaadida daran qabato xiliga shaqada sariirta

Naagta kaadida daran qabato xiliga shaqada sariirta Su’aasha: SCW ninkeyga markuu ila raaxaysanayo kaadi daran ayaa i qabato markaan suliga aadna wax inan soo riixo ayan rabaa kaadina igama soo baxdo taas maxaa la dhihi karaa ma cudur baa qoyanka igasoo daataan wwuu badan yahay sariira dhan ayuu halabayaa dareekana waa siyaado bas kaadida ayaa […]
