Ninkayga anoo la joogo ayuu riyo ku biyabaxaa maxaa sababo

Ninkayga anoo la joogo ayuu riyo ku biyabaxaa maxaa sababo

Ninkayga anoo la joogo ayuu riyo ku biyabaxaa maxaa sababo Su’aasha: Asc ninkayga wuu riyoodaa riyada ayuu ku biyabaxaa waxan maqlay ninka haduu naag qabo riyo kuma biyabaxo, mar waxa dhacday habeen intaan galmo samaynay markaan seexanay riyo ayuu arkay markaas ayu biyabaxay anigana waajibkayga waan kasoo baxaa ma ihi dumarka raga sariirta ku canaada […]

Cuntoooyinka la siin karo qofkay siigada dishay

Cuntoooyinka la siin karo qofkay siigada dishay

Cuntoooyinka la siin karo qofkay siigada dishay Su’aasha: Fadlan iisheeg Cuntooyinka Ugu Fiican Ama Nafaqada ugu Fiican Ee Lasiin Karo Qofka Ay Siigadu Dilootay Sidoo Kale Siigada Qofka Aan Isnafaqayn Ee Iska Daaya Miyuu Kasoo Kabanayaa. Jawaabta: Su’aashan in badan ayaan ka jawaabay webka ka raadi walaal saan kuu sheegay su’aal mar hore laga jawaabay  […]

Maxaan sameeyaa si aan kor ugu soo qaado awoodayda raganimo

Maxaan sameeyaa si aan kor ugu soo qaado awoodayda raganimo

Maxaan sameeyaa si aan kor ugu soo qaado awoodayda raganimo Su’aasha: maxaan sameeyaa Si Aan kor Ugu Soo Qaado Awoodayda Raganimo. Jawaabta: Qofka marka hore waa inuu iska ilaaliyaa xumaanta iyo wixii xumaan kugu ridi karo siiba filimada xun xun iyo sawirada qaaqaawan, waxaas oo dhan raganimada ayay burburiyaan, dadka sinada galo mustaqbalka awood ma […]

Cuntooyinka daaweeya dhibkay siigada kuu geysato

Cuntooyinka daaweeya dhibkay siigada kuu geysato

Cuntooyinka daaweeya dhibkay siigada kuu geysato Su’aasha: Subax Kasta Qayb Caano Geela Ayaan Cabaa Sidoo Kale Khudaar Waxaan Helo Waan Cunaa Sida Lawska Mooska Xabxabka Iwm Markaa Ma Laga Yaabaa Inay Wax Yar Uun Iga Caawiyaan Dhibtay Siigadu ii Geysatay Jawaabta: Waxaa muhimsan inaad ka fogaato siigada, jirkaaga sidiisa hore ayuu kusoo laabnayaa naftaadana way […]

Siigada waxbarashada iyo jirka ayay iga hallaysay ila taliya

Siigada waxbarashada iyo jirka ayay iga hallaysay ila taliya

Su’aasha: Waxaan ahay arday jamacadeed sanadkii ugu horeeyay hadda kohor waxaan arday dhinaca wax barashada aad ugu fiican intaan aafada siigada ugu dhicin Muddo waxaan kujiray siigadan 4 sano Nolashaydii iyo muqaalkii jidhkayga way baabiisay Maskax way burburisay waxaana cadayn u ah fashilka waxbarasho Aan kala kulmay jamacaada Inoo grade HOOSE keenay Ilaahada siigadii waan […]

Sanad siiga la’aan hadan joogo awood buuxda ma helayaa

Sanad siiga la'aan hadan joogo awood buuxda ma helayaa

Su’aasha: hadii an hal sana siiga la aan joogo aana nafaqa badan cuno agood buuxda ma helaya. Jawaabta: Shaki kama taagna mar kastoo aad siigada iska joojiso inay faa’ido badan kugu jirto xagga nafta iyo jirkaba, qofka marka uu siigada joojiyo oo nafaqo fiican uu cuno awooddiisa way usoo laaban kartaa, laakin waxaa kuu fiican […]