Basasha cad iyo tan guduudan tee kacsiga u fiican

Basasha cad iyo tan guduudan tee kacsiga u fiican Su’aasha: Wll basasha kacsi miyey leedahay siiba tan cad teese kacsi badan mida gaduudan iyo tan cad Jawaabta: Basasha nooc walba ay tahay aad bay ugu fiican tahay caafimaadka siiba raga. Basasha guduudan waxay caan ku tahay la dagaallanka jeermiska sidoo kale qufaca iyo hargabka way […]
Sagaalka Fitamiin laga helo ukunta kalluunka

Sagaalka Fitamiin laga helo ukunta kalluunka waa maxay ka faa’idayso shargareey. Ukunta Kaluunka waxaa laga helaa vitamiino badan oo ay ka mid yihiin Vitamin b1 Vitamin b2 Vitamin b3 Vitamin b6 vitamin b12 Vitamin a Vitamin h Vitamin d vitamin k Burutiin badan iyo bir waxyaabo kale nafaqo ah ayaa ka buuxa. Ukunta kalluunka waxay […]
Geedka Avocado oo raga alaabtooda xoojiya

Geedka Avocado oo raga alaabtooda xoojiya Geedka loo yaqaano Avocado wuxuu ka mid yahay geedaha aadka u nafaq badan marka qofka cuno waxaa laga helaa vitamiino aad u fara badan. wuxuu u roon yahay wadnaha indhaha lafaha jirka sidoo kale wuxuu xoojiyaa istaagga xubinta taranka ragga inay si fiican u is taagto. wuxuu leeyahay waxyaalo badan […]
Xubinta raga maxaa jilciya maxaase lagu daaweeyaa

Xubinta raga maxaa jilciya maxaase lagu daaweeyaa Marka uu galmada badsado waxaa ka jilcaya geedka , marka xubinta raga jilacdo naagtiisa ma dareemayso raaxada ay rabto, waayo naagta waxay u baahan tahay xubinta marka ay adag tahay, sheekadu ma aha geedka ninka inuu dheeraado ama uu weynaado waxaa muhimsan inuu guska ahaado mid adag aan […]
