Kellida maxaa burburiya? Walaal sidaad og tahay kelida waxay ka mid tahay xubnaha qaaliga ah oo Ilaahay na siiyay waxaad ogaataa waxyaalahan aan sheegi rabno inuu burburinayo kelliyaha:

Biyo badan inaadan cabbin
inaad isku reebto kaadida ama saxarada oo aad ka daahdo musqusha
cusbo badan inaad cunto
xanuunada mareenka kaadida inaadan ku dadaalin
inaad daawo badan qaadadato gaar ahaan kuwa xanuunka joojiya
