Xalwada Shaah marka lagu cabbo halista ay leedahay
Xalwada iyo shaaha caadi ahaan layskuma qaato, dadka xalwada cunno qaxwo ayay ku cabbaan badankooda, ma arkaysid shaah qof ku cabbaya, aad bay u yar yihiin dadka shaaha ku cabbo.
Sida aan og nahay xalwada waxay ka sameysan tahay sokor iyo saliid ama subag iyo waraango, marka sokorteeda waa level aad u sarreeya, qofka ma aha inay jirkiisa ka badato, caafimaadka uma fiican.

khatarta xalwada waxaa aad u kordhiya shaaha marka lagu cabbo, shaaha oo sokorta leh, waxaa kasii daran marka shaaha uu yahay mid caddeys ah, waayo caanaha waxay wataan sokor marka meesha waxaa isugu yimid xalwadii oo sokor miiran ah iyo shaah sokor leh iyo caanaha iyaga sokor qarsoon wataan.
waxaa la rabaa inaadan iska badinin xalwada, haddii aad cunayso waxaa fiican inaad ku cabto qaxwo kharaar ah, si ay kaaga yareyso macaanka xalwada.
Xalwada marka layska badiyo cudurada ay keento
The sThe gravity of sugar on the health of the body
olution and tea are not usually taken, people drink coffee at most of them, you don’t see tea drinking someone, they are very small to people who drink tea.
As we know the solution is made of sugar and oil or butter and irrigation, so its sugar is a very high level, the person does not have to exceed his body, it is not good for health.
the risk of solution is increased by tea when drinking, sugar-free tea, worse when tea is clear, because milk has sugar so the place comes together with a solution of sugar and sugar tea and milk with them. hidden sugar.
you are required not to win the solution, if you are eating it is best to drink coffee at a map, to reduce the macaamill.
