Marka caado igu dhacdo kacsi daran ayaan dareemaa maxaa keeno

Marka caado igu dhacdo kacsi daran ayaan dareemaa maxaa keeno

Marka caado igu dhacdo kacsi daran ayaan dareemaa maxaa keeno Su’aasha: Asc waxa ahay gabar an wali guursanin 23 jir waa ahay waxa isku arkaaa xiliga caadada I joogto an said kacsado an galmada u baahanhay laakin waa is mashquuliya gabdha an aqano ayaan weydiyey ma aragno igu dhahan qof caado u joogto kacsi saaid […]

Dumarka meeqa jeer ay biya bixi karaan

Dumarka meeqa jeer ay biya bixi karaan

Dumarka meeqa jeer ay biya bixi karaan Su’aasha: sc gabadha waxan maqlay wax badan inay biyabixi karto hadalkas maxaa ka jiro ma jirtaa naag dhor jeer biyaha shahwada ka iman karaan  Dumarka meeqa jeer ay biya bixi karaan malga yaba inay bananka uso baxaan markay biyabaxayso. Jawaabta: Taas way dhacdaa naago qaar ayaa sidaas ah […]

Dhibka dareen la’aanta gabadha xagga raaxada hoose

Dhibka dareen la'aanta gabadha xagga raaxada hoose

Su’aasha: Walal wan idin salamaya aad bad u mahadsantin dhaman daruur walaal qoys cusub ayan ahay xaga raxada ma daremo xaga hoose waxan ka darema xaga sare uun oo geedka marka lay dul saaro maxan isku daaweya aboweyal mahadsantin. Jawaabta: Wax cudur ah kuma hayo dareenka kore 97% gabdhaha da’ yarta ayaa ku raaxaysta laakin […]

Calaamadaha lagu garto gabadha markay ninkeeda u baahan tahay

Astaamaha lagu garto xaaska ninkeeda u baahan

Calaamadaha lagu garto gabadha markay ninkeeda u baahan tahay Su’aasha: A S C, bahda darur salaan sare ayan idinku salaamay kadib 2ba su’aalod ban qabay. 1, gabadha xaaskayigu inta badan xiliyada ay ibaahan tahay ima sheegato marka majira calaamad gaar o kugu garan karo inay ibaahantahay 2, gabadhu inay kacsi badan leedahay iyo inkale calaamad […]

Waxan ahay gabar 23 jir kacsi iyo caajis daran ayaan dareemaa

Waxan ahay gabar 23 jir kacsi iyo caajis daran ayaan dareemaa

Waxan ahay gabar 23 jir kacsi iyo caajis daran ayaan dareemaa Su’aasha: Asc walal waxan ahay gabar jirta 23 ayan ahay wax barata wll mararka qaar dareenkayga waa normal marna waali ayan noqda Waxan dareema caajis fara badan iyo hoosta aanka dareemo boodbood iyo caajis markan wax dareemo guur Hada marabo astamahas waa maxay aya […]

Maalmaha naagta ay uur qaadi karto

Maalmaha naagta ay uur qaadi karto

Maalmaha naagta ay uur qaadi karto Su’aasha: Waxan raba inaan ogaado gabadha maalmaha ay uurka si degdeg ku qaadi karto mala dhihi karaa maalmaha kacsiga uu daran yahay uur ayay si fudud ku qaadi kartaa maalmaha ugxamaha ay joogan kacsiga miyaa astaan u ah ama astaamo kale ayaa jira maalmaha ay xaaska dansan tahay fursad […]

Xaaskayga oohin iyo jareys ayaa ku dhaco xiliga galmada cudur miya

Xaaskayga oohin iyo jareys ayaa ku dhaco xiliga galmada

Xaaskayga oohin iyo jareys ayaa ku dhaco xiliga galmada cudur miya Su’aasha: Wan idin salaamy dadka webkan ka shaqeyo marka hore waxan qabaa su’aal muhim ah oo aan dad aanan waydin karin, xaaskayga waxan ku arkay marka aan shaqada galmada bilaabo oo an  geedka galiyo jirkeeda oo dhan wuu gariiraa oohin daran ayay oynaysaa oo […]