Categories
Bulsho Society Caafimaadka Health

Bikro waa maxay toliinka fircooniga ma bikaaro baa

Bikro waa maxay toliinka fircooniga ma bikaaro baa Soomaalida dhaqan ayay leeyihiin oo qaab kale ah, dhaqankaas dalalka qaarkooda ayaa la wadaago waa gudniinka fircooniga. Gabadhaha si xun inta loo gudo ayaa la tolayaa waxaa la xirayaa duleelka cambarka oo dhan wax yar ay ka kaadiso ama dhiigga caadada kasoo baxayo ayaa loo furayaa, waxay […]

Categories
Bulsho Society

Kubadda sida dadka loogu mashquuliyo

Kubadda sida dadka loogu mashquuliyo Kubadda waxay ka mid tahay waxyaalaha aad dadka loogu mashquuliyo. waxaad arkaysaa dad badan oo kasoo tagaya shaqadooda si ay ugu lumiyaan waqtigooda qaaliga ah. waxaa dhacdo mararka qaarkooda dad badan inay isku dagaalaan oo lays feero. taageereyaasha kooxada waaweyn qaar waxay sameeyaan waxyaalo aad u badan lala yaabo. marka […]

Categories
Bulsho Society Fatwada

Tuugsiga iyo shaxaadka diinta maxay ka qabtaa

Tuugsiga iyo shaxaadka diinta maxay ka qabtaa Tuugsiga waa dhaqan aad u liito, diinta islaamka aad bay u reebtay. Qofka muslinka waxaa la amray inuu shaqeysto oo ka fogaado tuugsiga iyo shaxaadka. Qofka marka uu u barto dawarsiga lacag kaste uu helo kuma qancayo. wuxuu rabaa keliya inuu gacanta u hoorsado dadka. waa cudur xun, […]

Categories
Bulsho Society

Naagaha sheekooyinka jecel dhibkan ayay leeyihiin

Naagaha sheekooyinka jecel dhibkan ayay leeyihiin Naagaha sheekoyinka jecel labo nooc ayay noqdaan. nooca koowaad: waa dumarka sheekada jecel laakin oo ah kuwa caqli badan oo diin leh, mana la sheekystaan nin xaaraan ka ah marka la guursado kana fogaadaan raga ajnabiga ka ah inay la sheekaystaan. nooca labaad: waa gabdhaha sheekada jecel xitaa haddii […]

Categories
Bulsho Society

Muwaadinka eeyga ah maxaa lagu gartaa

Muwaadinka eeyga waxaa laga wadaa qofka sifooyinkan ku sifeysan oo iska dhigaya inuu yahay qof dadka iyo dalka jecel, laakin dhab ahaantii waa qof fiirsado maslaxaddiisa gaarka ah kaliya. muwaadinka eeyga la mid ah soomaali aad buu u joogaa waa dad badan iska dhiga inay yihiin wariyeyaal  ama dad aqoon leh habeen iyo maalin waxay […]

Categories
Bulsho Society

Naagaha nimanka sidey wax uga qaataan

Naagta ninka wax kaste ayay ka qaadanaysaa sow ma ogid? Ninka hadduu gabadha jeclaado qalbigiisa ayay ka qaadanaysaa. Hadduu faduuliyo ama xumaan ku sameeyo sharftiisa ayay ka qaadanaysaa. illeen dadka ayay ku ceebaynaysaa. haddii dan ka gasho iyada maskaxdiisa ayay qaadanaysaa, ma nasan karo mar kaste iyada ayuu ku mashquulsan yahay. Haddii uu shukaansado waxay […]

Categories
Bulsho Society

Xaaska beenta badan maxaa lagu gartaa

Xaaska beenta badan maxaa lagu gartaa Xaaska beenta badan ama naagta beenleyda ah oo ninkeeda beenta ku cabta waxay ku ridaysaa qoyskeeda meel xun. Beenta diinta islaamka way reebtay qofka beenta badan waligiisa wuxuu ku noolaanaa walwal iyo cabsi. Ninka iyo naagta marka ay is guursadaan waxaa la rabaa noloshooda inay ku salaysnaato run iyo  […]