Bogga Facebook ee Daruur linkiga laga galo

Bogga Facebook ee Daruur linkiga laga galo

Su’aasha: Dr ado mahadsan Facebook page lagaala so xiriiro ma leedahay mise waa halkan oo kali aha Search ba dhahay waan wayay. Jawaabta: Haa wuu jiraa webka meesha ugu hooseysa ayaad ka arkaysaa laakin su’aalaha halkan ayaad ku soo diraysaa Facebook su’aalaha looguma talagalin, waxaa kaliya loogu talagalay dadka raba inay share gareeyaan su’aalaha iyo […]

Digniin ku socota dadka baraha bulshada

Digniin ku socota dadka baraha bulshada

Digniin ku socota dadka baraha bulshada Waxay soo dhigaan gaalada sawiro quraanka oo lugaha la saarayo ama musqul lagu ridayo Dadka waxaas faafiya waxay kusoo qoraan walaal qofkan habaar. yaan lagu sirin taas yaan lagugu sirin, waayo qofka waxaas sameeyay ujeeddadiisu waa in la faafiyo marka waxaa lagaa rabaa qofka aad aragto oo waxaas faafinaya […]

Muwaadinka eeyga ah maxaa lagu gartaa

Muwaadinka eeyga ah maxaa lagu gartaa

Muwaadinka eeyga waxaa laga wadaa qofka sifooyinkan ku sifeysan oo iska dhigaya inuu yahay qof dadka iyo dalka jecel, laakin dhab ahaantii waa qof fiirsado maslaxaddiisa gaarka ah kaliya. muwaadinka eeyga la mid ah soomaali aad buu u joogaa waa dad badan iska dhiga inay yihiin wariyeyaal  ama dad aqoon leh habeen iyo maalin waxay […]

Duqbilow oo ka badbaaday jirdil halis ah

Duqbilow oo ka badbaaday jirdil halis ah

Duqbilow oo ka mid ah dadka aad u taageero MD Farmaajo iyo RW Xasan Cali Khayre. ayaa wuxuu rabay xaflad inuu u sameeyo 8da Fibraayo. oo ah maalintii la doortay Farmaajo Duqbilow ayaa sheegay qolo inay weerar kusoo qaadeen oo rabeen inay dhibaato u geytaan. Duqbilow oo sheegay inuu boliiska gaarsiiyay oo raggaas gacanta lagu […]