Gabar guursan rabto beenlow hanti leh oo talo u baahan

Gabar guursan rabto beenlow hanti leh oo talo u baahan Su’aasha: scw bahda daruur wan idin salamay waxan u bahanay iinaa leyga jahilbixiyo raga beenta badan ma dhaqan karan guri , waxan maqlay ninka iy naagtisa been inay isu sheegi karan, maxad kula talin laheden gabadhi jeclaato nin beenlow ah oo hanti leh. Jawaabta: Marka […]
Ninkayga arimahan ayuu igu sameeyaa ila taliya

Ninkayga arimahan ayuu igu sameeyaa ila taliya Su’aasha: ninkayga been baan ku arkay wuxuu iga qarinayaa inuu xaas kale ku leeyahay africa waxaan maqlay inuu Kenya naag kusoo guursaday markaan weyddiiyay wuu ii dhaartay, marka sideen ku ogaan karaa inuu been ii sheegayo. Jawaabta: Waxaa fiican wax kaste in la hubsado oo aan lagu degdegin, […]
Kutirikuteenka islaamka muxuu ka qabaa

Kutirikuteenka islaamka muxuu ka qabaa Waa maxay kutirikuteen? waxaa laga wadaa kutirikuteenka hadlka aan la hubin oo la dhex wareejiyo bulshada inta badan wuxuu ku salaysan yahay geen oo ujeeddo laga leeyahay. wuxuu yiri Alle: {يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا اتَّقُوا اللَّهَ وَكُونُوا مَعَ الصَّادِقِينَ} (Kuwa xaqa rumeeyow ka dhawrsada Alle noqdana kuwa la jira runlowyaasha), […]
Halista barabogaandada ay leedahay

Halista barabogaandada ay leedahay Hadalka kutirikuteenka waa hadalka sal iyo raad aan lahayn, waa hadal been ah oo lagu dhex faafinayo dadka. hadlkaas wax badan ayuu ku cayaarayaa, guryo ayuu duminayaa dhiig ayuu daadinayaa, wuxuu yiri Alle: (إِذْ تَلَقَّوْنَهُ بِأَلْسِنَتِكُمْ وَتَقُولُونَ بِأَفْوَاهِكُمْ مَا لَيْسَ لَكُمْ بِهِ عِلْمٌ وَتَحْسَبُونَهُ هَيِّنًا وَهُوَ عِنْدَ اللَّهِ عَظِيمٌ) (Markaad kula […]
Xadiiska tilmaamay halista beenta

Xadiiska tilmaamay halista beenta Beenta sida la og yahay waa furaha shar kaste. Beenta waxay dumisaa qaran iyo qoys iyo guri taagan. Waliba beenta marka ay tahay mid keenaysa dil iyo halaag. Qof ma aha inuu hadalka beenta ah buunbuuniyo. In badan ayaan kasoo hadalnay beenta, beenta saan soo sheegnay waa halis oo burburin karta […]
Hubsashada warka iyo mowqifka islaamka

Waxaa ka mid ah aadaabta islaamka : in warka la hubsado soo guurinta kahor, wuxuu yiri Alle: (يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا إِنْ جَاءَكُمْ فَاسِقٌ بِنَبَإٍ فَتَبَيَّنُوا أَنْ تُصِيبُوا قَوْمًا بِجَهَالَةٍ فَتُصْبِحُوا عَلَى مَا فَعَلْتُمْ نَادِمِينَ) (Kuwa xaqa rumeeyow hadduu idiinla yimaaddo faasiq war, hubsada, si aydaan dad u dhibin ogaansho la’aan, markaasna aad ka shallaydaan […]
Xaaska beenta badan maxaa lagu gartaa

Xaaska beenta badan maxaa lagu gartaa Xaaska beenta badan ama naagta beenleyda ah oo ninkeeda beenta ku cabta waxay ku ridaysaa qoyskeeda meel xun. Beenta diinta islaamka way reebtay qofka beenta badan waligiisa wuxuu ku noolaanaa walwal iyo cabsi. Ninka iyo naagta marka ay is guursadaan waxaa la rabaa noloshooda inay ku salaysnaato run iyo […]
