Maxaa lagu gartaa naagta jacayl been ah kula dhaqmayso

Maxaa lagu gartaa naagta jacayl been ah kula dhaqmayso Su’aasha: A S C Maxa lagu garta naagta ninkeeda daacad u ahayn e jacayl been ah kula dhaqmayso kaliya doonaysa inay ka danaysato naagtan astaamo lagu garanayo miyay jirtaa Jawaabta: Astaamo ayaa jira lagu garto naagta ninkeeda aan jealayn waxaa ka mid ah: inaysan qiimaynin hadalkiisa. […]
Gabar aan jeclaa baa leyga guursaday

Su’aasha: Asc daruur gabar aan jeclaa baa leyga guursaday gabarta aad ban jeclaa iyadoo yar baan is baranay 100% 100 ayan jeclaa iyada sidokale 2 sano ban xiriir aad u fcn laheen lkn khadka ayan iska baranay walina isma arag anigana dibada ayan jogaa iyadana wadankii ilaa hada oo laqabo wan jclhy iyadana sidokale talo […]
Wiil xiriir naga dhaxeeyo aan jeclahay sidan buu u dhaqmaa ila taliya

Su’aasha: Walaal waxaa jiro wiil xiriir naga dhaxeeyo wiilkii wan jeclahay asna sido kle marka asi mashaqeeyo ischool wuu dhameeyay jamacad ayaa udhiman eedadiisa ayaa guriga utaliso jamacad ayaa kugaynaa ayee dhahday hye markuu dhahay lkn asi inya inoo kagalo marawo yurub ayuu rawaa lkn ayada inta ayee larabtaa ani xitaa sido kle markii loo […]
Qof gabar riyo uu ku arkay ma jeclaan karaa

Su’aasha: Waxaan muddo 5sano laga joogo aan jeclaaday gabar aan riyo ku arkay ilaa hadana aan jeclahay marwalba oo aan sameeyo haasaawe ama gabar kale xiriir na dhexmaro gabadhii aan niyada ka suureystay baa i hor taagan oon ku jalboodaa jamashadeeda iyo jacaylkeeda mararka qaar maskaxdeydu waxay iiga sheekeysaa in gabadhaas aan guursan doono caruur […]
Xaaskaaga oo nin kale jecel sidee lagu gartaa

Xaaskaaga oo nin kale jecel sidee lagu gartaa Su’aasha: Waxaa su’aal iga ah ka waran haddii xaskaaga ay nin kale jeceshay oo ay kuu sheegeyso maxaad sameyn lahayd siiba marka aad qalad ka gasho waxay dhahaysaa aniga ninkaas ayaan jeclaan jiray hadana waan jeclahay teada kale malaga yaaba inay aniga igu dhibayso oo ben ay […]
Naag la qabo ayaa jacayl iisoo bandhigtay ila taliya

Naag la qabo ayaa jacayl iisoo bandhigtay ila taliya Su’aasha: mudo sanad laga joogo waxan Facebook ka bartay naag la qabo waxayna jirtaa soddon sano oo kale waxay leedahay afar caruur iyadan aad ayay ii jeceshay maalin kaste waan isla xirirnaa waxaan u gala camera sheeko caadi ayan ka sheekaysaa kama sheekyso sheeko kacsi ama […]
Xaaska beenta badan maxaa lagu gartaa

Xaaska beenta badan maxaa lagu gartaa Xaaska beenta badan ama naagta beenleyda ah oo ninkeeda beenta ku cabta waxay ku ridaysaa qoyskeeda meel xun. Beenta diinta islaamka way reebtay qofka beenta badan waligiisa wuxuu ku noolaanaa walwal iyo cabsi. Ninka iyo naagta marka ay is guursadaan waxaa la rabaa noloshooda inay ku salaysnaato run iyo […]
