Codkar ama aftahan qofka siduu ku noqon karaa

Codkar ama aftahan qofka siduu ku noqon karaa Su’aasha: ASC Wll, maxay tahay codkarnimada ama aftahanimada saxda ah OO Qofka loga baahan yahay Wayalaha qofka ka caawinayaa inuu noqdo aftahan iyo tillaabooyinka OO qaadayo maxa weeye qofka ma noqon karaa codkar asigoo ah mid af-gaaban OO an aheen mid hadal badan. Wll waxan rabaa talooyin […]
Erayo naxariis badan naagta masoo jiitaan Words of mercy and kindness

Erayo naxariis badan naagta masoo jiitaan Words of mercy and kindness Su’aasha: scw waxaan meel ka akhriyay naagaha ereyada naxariista badan aad bay u jecel xataa lacagta ereyadaas ayay ka helaan gabadha marka la amaano ninka wax walba ayay u huraysa waxaan rabaa inaad isoo faahfaahisaan hadalkas waxa ka jiro haduu sax yahay iyo haduu […]
Fisqiga xamar lagu faafinayo yaa ka dambeeyo

Fisqiga xamar lagu faafinayo yaa ka dambeeyo Su’aasha: scw webka daruur aad bad u mahadsan tihiin, dhalinyarada somaali siba kuwa muqdisho ku nool waxaa kusoo batay arrimo yaab badan waxay ku waasheen filimada wasmada sidoo kale inay akhriyaan sheekooyinka wasmada wiilashada qarkoda khadka ayay ka baxeen waxay shukaansadaan gabdho iyagoo wax kaste ku sameynaya, waliba […]
Hadalka ay dumarku aadka u jecel yihiin oo naxariis badan wata

Hadalka ay dumarku aadka u jecel yihiin oo naxariis badan wata Su’aasha: scw waxaan horay u maqlay naagaha inay aad uga helaan hadalka ama ereyada naxariista leh dadna waxay dhahaan dumarka jeebka ayay fiiriyaan ee hadal ma eegaan yaa saxsan labada fikrad oo ah naagta inay ka hesho oo lagu soo jiito ereyo jacayl ama […]
Erayo naxariis badan qalbiga dumarka habkay u saameeyaan

Erayo naxariis badan qalbiga dumarka habkay u saameeyaan Su’aasha: inta badan waxa la dhahaa gabdhaha hadalka macan oo naxariista leh ayaa soo jiita dadka qaarna waxay dhahaan haweenka lacag ayay rabaan qaarna qurux marka hadaladaas side loo kala xalin kara. Jawaabta: Erayao naxariis badan waa tiirka jacaylka ninka iyo xaaskiisa xiriirkooda adkeeya, hadalka oranaya dumarka […]
Ereyo qurxoon raaxada lamaanaha ma siyaadiyaan

Ereyo qurxoon raaxada lamaanaha ma siyaadiyaan Su’aasha: Bahda daruur wan idin slay wadna ku mahadsan tihin adega weyn ad ino haysan waxan qaba su’aal, mark kaste waxaa la dhahaa dumarka hadal macaan oo urxoon ayay u baahan yihiin xiliga raxada sariirta, waana wax jiro taas laakin ragana sdaas miyaa hadalo macaan miyay iyagana u bahan […]
Hadalka aad dadka kusoo jiidan karto

Hadalka aad dadka kusoo jiidan karto Su’aasha: Waxaan Rabaa In aad Ishegtan Erayo Dhiro Galin Ah Oo Hadalka Aan shegaba Qofke Maqla Oo Aan Kusoo Jidan karo Really. Jawaabta: Haddaad rabto hadalkaaga inuu yeesho saamays waxaad ku hadashaa runta, sidoo kale waxaad dadka kula hadashaa qof kaste hadalka munaasib ku ah, sidoo kale waxaad la […]
