Xaaska beenta badan maxaa lagu gartaa

Xaaska beenta badan ama naagta beenleyda ah oo ninkeeda beenta ku cabta waxay ku ridaysaa qoyskeeda meel xun.

Beenta diinta islaamka way reebtay qofka beenta badan waligiisa wuxuu ku noolaanaa walwal iyo cabsi.

Ninka iyo naagta marka ay is guursadaan waxaa la rabaa noloshooda inay ku salaysnaato run iyo  daacadnimo.

Naagta marka ay tahay naag been badan waxay noqonaysaa naag tuug ah, maxaayeelay beenta iyo tuuganimada waa labo sifo isku xiran.

Xaaska beenta badan maxaa lagu gartaa
Xaaska beenta badan maxaa lagu gartaa

waxaa laga yaabaa caruurta inay ka bartaan been.

waxaa dhici karto ninkeeda biilka uu siiyo inay lacag kala baxdo oo marka ay dhahdo lacgtan walaalkay baa i siiyay.

waxaa laga yaabaa nin inay taleefan ku shukaansato oo ay dhahdo aniga waxaan ahay gabar ama garoob iyadoo nin leh oo la qabo.

beenta waxay fure u tahay xumaan oo dhan.

naagta beenta badan marka ugu dambeyso khalad weyn ayay galaysaa oo gurigeeda ku burburi karo.

Astaamaha xaaska beenta sheegta lagu garto waa iska cad yihiin marka kaste hadalkeeda ma saxna iskuma kalsoona walwal ayay ku jiraysaa, marka ninka su’aal weyddiiyo iyadoo si kale ah ayay ka jawaabaysaa.

waxaa laga yabaa iyadoo dhiigga caadada qabto ninkeeda inay been u sheegto ama iyadoo   aan dhiigga qabin inay dhado aniga dhiig ayaa ii jooga. ama ninkeeda inay jacayl been ah u muujiso oo ay leedahay mar walbo aboowe waan ku jeclahay aboowe macaane iyadoo been ay tahay hadalkaas.

sidoo kale ninka inay dad kale ku dirto ama inay dumar isku dirto ama ninka iyo hooyadiisa ama walaashiisa inay isku dirto.

Dumarka beenta badan waa inaad ka fogaataa guri isqaba ayay gubi karaan beentooda siday u daran tahay awgeed.

gabar been badan amaan ma laha.

 

A lying wife or a lying woman who lies to her husband puts her family in a bad place.

Lying is forbidden in Islam, and a person who lies a lot will always live in worry and fear.

When a man and a woman get married, their lives are expected to be based on truth and honesty.

When a woman is a lying woman, she becomes a thief, because lying and stealing are two related characteristics.

Children may learn lies from her.

It may happen that her husband gives her money for a bill and she withdraws it and says that my brother gave it to me.

A man may flirt with her on the phone and say that I am a girl or a girl while she has a husband and is married.

Lying is the key to all evil.

A lying woman will eventually make a big mistake and her home may be destroyed.

The signs of a lying wife are obvious, her words are not always accurate, she is not confident, she is worried, when her husband asks her a question, she answers in a different way.

It may be that she lies to her husband when she is menstruating or that she says, “I have blood on me” when she is not. Or that she shows false love to her husband and says, “I love you, my sweet grandfather,” even though that statement is a lie.

Also, her husband sends her to other people or sends her to other women or sends her husband and his mother or sister to send her away.

You should stay away from women who lie a lot, they can burn a married house because of how serious their lies are.

A woman who lies a lot is not safe.

Leave a Reply