Naag la qabo xidhiidh xaaraan ah rag kale la sameeysay

Naag la qabo xidhiidh xaaraan ah rag kale la sameeysay Su’aasha: A S C, naag la qabo haddii ay niman kale si qarsoodi ah xidhidh xaaraan ah la sameeyso u nin keegu ku ogaado kadib ay ninkeega ku tidhaahdo i cafi waan khaldamay ninkeeguna haddii u cafisku cafinayo shuruud uga dhigo inay u sheegto nimanka […]
Ninka xaaskiisu inay ku qanacsan tahay sidee buu ku ogaan karaa

Ninka xaaskiisu inay ku qanacsan tahay sidee buu ku ogaan karaa Su’aasha: A S C, su’aashan qabo waxa weeyan, somalida rag iyo dumar ba in’tooda badan waxay dhaqan ahaan ka aaminsan yihin gabadhu hadii ay ninkeega galmo ka dalbato iyo qaababka galmada iyo wixi lamid ah gabadhaas galmada iney horey u kasi jirtay o ay […]
Gabadh xumaan kusoo jiri jirtay markay doobka ahayd malaga yaaba markay guursato kadib inay fiicnaato

Gabadh xumaan kusoo jiri jirtay markay doobka ahayd malaga yaaba markay guursato kadib inay fiicnaato Su’aasha: A S C, su’aashan qabo waxa weeyan gabadha wakhtigedi doobka ahayd hadi ay lasoo shukaansan jiray rag badan sido kalena la shumin jiray naasahegana la taataban jiray marka sidad horay usoo sheegten gabdhaha la qabo ee nimankooda khaayima sababaha […]
Naag la qabo oo nin kale xirrir la leh oo sidan sameysay

Naag la qabo oo nin kale xirrir la leh oo sidan sameysay Su’aasha: A S C, su’aashayda intaan u guda galin kahor sidad horay usoo sheegten naagaha la qabo inay ka dhiiran yihin gabadhaha la guursanin waliba xaga galmada madamay horay uso arken galmada teda kalena in ay cabsi kujirin haday uur qaadan ninka qaba […]
Ninkeyga waan jeclahay laakin wiil ka yar ayaan xiriir la sameeyay ila taliya

Ninkeyga waan jeclahay laakin wiil ka yar ayaan xiriir la sameeyay ila taliya Su’aasha: waxan ahay xaas oo caruur leh ninkayga wa qof aad u fiican waan jeclahay lakin waxaa jirta arin aan walwalsanahay nin iaga yar an is baranay waan jeclaaday isaga wuu i jecladay waxan isuku dayay inaan iska joojiyo waan ogahay inay […]
Gabdhaha la qabo ee hadana xiiseeya sheekooyin galmada maxa la dhihi kara

Gabdhaha la qabo ee hadana xiiseeya sheekooyin galmada maxa la dhihi kara Su’aasha: A S C, waxan idin wayidin raba waxan arkay gabdho la qabo o xaasas ah markay iskugu yimaadin waxay jecel yihin inay ka sheekayistan sheekada galmada iyaba siday nimankooda ula raaxayistan ama u wasaan marka gabdhaha nucaas o kale maxa lagu tilmaami […]
Ninkeyga iguma qanciyo sariirta maxaa xal ah

Ninkeyga iguma qanciyo sariirta maxaa xal ah Su’aasha: Waxaan ahay gabar 31 jir ah ninkeyga muddo ayaan is qabnaa oo garaysa afar sano, waxaan ku arkay sanadahan dambe inuusan kahelin raxada sarirta, aniga kaliya ayaa dalbanayo hadii anka amuso ima soo radsado wax kaste wan sameeyay si kaste wan isu qurxiyay, waxan ugu shakiyay naag […]
