Gabadha galmo xaaraan ah la samaysay rag badan miyay uraysaa

Gabadha galmo xaaraan ah la samaysay rag badan miyay uraysaa Su’aasha: A S C, gabadha galmo xaaraan ah la samaysay rag badan siil keegu miyu yeesha ur qadh’muun yacni biyaha raga badan ee siil keega ku dhacaya ur qadh’muun miyu yeelanaya? Waxan ka hadlaya gabadha nadaafada ku dadaasha e rag badan galmo la samaysa siil […]
Maxay gabdhaha qaar qiimahoga iyo sharaftoda u ilaashaneyn

Maxay gabdhaha qaar qiimahoga iyo sharaftoda u ilaashaneyn Su’aasha: A S C waan idin salaamay webka daruur runti waa website aad u qiimo badan intaas kadib markan suaashayda u gudbo, waxan arkay gabadha badano kuwa la guursanin iyo kuwa la qaboba marka gabdhahaasi haddii uu nin alaale ninka ka dalbada xidhidh shukaansiya ha noqdo ama […]
Naag la qabo xidhiidh xaaraan ah rag kale la sameeysay

Naag la qabo xidhiidh xaaraan ah rag kale la sameeysay Su’aasha: A S C, naag la qabo haddii ay niman kale si qarsoodi ah xidhidh xaaraan ah la sameeyso u nin keegu ku ogaado kadib ay ninkeega ku tidhaahdo i cafi waan khaldamay ninkeeguna haddii u cafisku cafinayo shuruud uga dhigo inay u sheegto nimanka […]
Lamaanaha is qaba ee kalsoonidu ka jabtay siday kusoo ceshan karan kalsoonidoda

Su’aasha: A S C, Su’aashan qabo waxa weeyan aniga iyo xaaskayigu wxn is qabna mudo 9 sano kudhawaad marka mudo 1 sano kahor ayan is ogaanay inan labadenuba is khiyaami jir’nay yac’ni aniguna an ogaaday iyadu inay niman kale xirir la lahayd iyo iyaduna ay i ogaatay inan anigu gabadho kale xirir la lahaa lkn […]
Ninkeyga waan jeclahay laakin wiil ka yar ayaan xiriir la sameeyay ila taliya

Ninkeyga waan jeclahay laakin wiil ka yar ayaan xiriir la sameeyay ila taliya Su’aasha: waxan ahay xaas oo caruur leh ninkayga wa qof aad u fiican waan jeclahay lakin waxaa jirta arin aan walwalsanahay nin iaga yar an is baranay waan jeclaaday isaga wuu i jecladay waxan isuku dayay inaan iska joojiyo waan ogahay inay […]
Habka looga qaado naag aad ka baqeyso marka aad kulantaan

Su’aasha: Sxb qali gabar an isla sheekeysano Oo an asxab nahay oo an xafadoda an Adho mararka qaar xafada firaqo waye Waxan raba in an labashalo marka an qolka Kuwado jirno waxan jeclan in an wada bashalno dinac an kabilawana mayaqan marka sxb arinta fikrad iyo talo igasi si an kuwarsadana mayaqano qofta marks ilatali […]
Wiil aan sheekeysano iyo kulaylka jirka

Su’aasha: Asc walal waxan ahay gabar wali ma guursan walal wiil aya jira aanla shekeysto wan kala fognahay majecli waxyabah uku hadlo wuxu xiiseya waxyabaha gogosha ku saabsan Aniga waa ogahay inusan waji lahayn madama waxas uu ka sheekeynayo marku ii sheekeynayo Waxan dareema qandho iyo wadnaha oo ii qaadqaadma Lkn ma dareensiyo Waxan iska […]
