Askar Talyaani ah oo la taagan Suldaanka Majeerteen

Askar Talyaani ah oo la taagan Suldaanka Majeerteen Askar Talyaani ah oo la taagan Suldaanka Majeerteen. February 20 , 1910. Photo by Angelo Ghirelli, lagu soo daabacay wargayska ” Lillustarzione italiana Sida la og yahay koonfurta soomaali waxaa ku gumaystay Talyaani waqooyigana Ingiriis sawirka waxaa ka muuqdo sidey u labisnaayeen soomaalida. Marka loo laabto […]
Muxuu yahay xalka laga gaari karo arinta gobolka Gedo?

Su’aasha: Wali waxaa jiro ismaandhaf ku aadan doorashada waxaana caqabada ugu daran ay tahay arinta gobolka Gedo Axmed Madoobe wuxuu ku adkeystay in Gedo laga soo saaro ciidanka dowlada geysay laguna wareejiyo ciidama kenyan ah iyo kuwa maamulkiisa dowladana waa diidey midaas marka xalka ugu dambeeya arintaas maxay noqon kartaa. Jawaabta: Xalka waa inay soomaalida […]
Waa kuma Amin arts ama Amin Amer

Waa kuma Amin arts ama Amin Amer Amin Amir is a famous Somali painter who draws arts about Somali politics and sometimes draws on world politics أمين عامر رسام صومالي مشهور، يرسم رسومات تتعلق بالسياسة الصومالية وأحيانا يرسم عن السياسة العالمية Amin Amir waa farshaxanle soomaaliyeed oo caan ah oo ku nool dalka Canada, […]
Wasiirada cayaaraha soomaali (1971-2019)

Wasiirada cayaaraha soomaali MINISTRY Of Youth And SPORTS (1971-2019) Ministers of Youth and Sports iyo Ministers Labour And sports (1971-2019):- WASIIRADDII DHALLINYARADA IYO CIYAARAHA EE SOO MARAY SOOMAALIYA (1971-2019) 1.MINISTERS OF LABOUR AND SPORTS :- (Wasiiraddii Shaqada Iyo Ciyaaraha ) 1.) Muse Rabile Ghod 1971-1973 2.) Abdiasis Nur Hersi 1973-1974 3.) Aden Mohamed Ali 1974-1976 […]
Doogga dalka iyo dandarada dadka sawiro

Doogga dalka iyo dandarada dadka sawiro Dalka soomaali wuxuu ka mid yahay dalalka Ilaahay khayraad badan siiyay. laakin waxaa dabiici ah inaan adduunka laysla helaynin wax walbo. Ilaahay wuxuu ka qaaday dalka amaanka iyo nabadda wuxuu ka dhigay umadda ku nool soomaali kuwa is neceb oo isku haysta wax walba. Ilaahay dad ma dulmiyo laakin […]
Raaxada dalka laga heli karo iyo rafaadka qurbaha

Raaxada dalka laga heli karo iyo rafaadka qurbaha Raaxada dalka taallo waa raaxo aad u macaan badan. laakin waxaa la la’yahay dad ka faa’idaysto. raaxada dadka waxay ku badaleen qaxar iyo kadeed. Dadka soomaaliyeed meel kastoo ay joogaan rafaad iyo dhib ayaa daba taagan. Taasna rag iyo dumar yar iyo weyn oday iyo habar dhamaan […]
Aminarts iyo siyaasiyiinta waraabaha ah

Aminarts oo siyaasada soomaali aad uga soo saaro sawiro muujiya xaalka dalka. wuxuu soo sawiray libaax oo dhaawacan iyo labo waraabe oo raba inay ka takhalusaan. sidoo kale meesha waxaa jooga labo daanyeer oo sheekada la yaaban. tolow labada waraabe yaa laga wadaa, sidoo kale labada daanyeer tolkee laga wadaa. libaaxa waaba iska cad yahay […]
