Tuugsiga iyo shaxaadka diinta maxay ka qabtaa
Tuugsiga waa dhaqan aad u liito, diinta islaamka aad bay u reebtay.
Qofka muslinka waxaa la amray inuu shaqeysto oo ka fogaado tuugsiga iyo shaxaadka.
Qofka marka uu u barto dawarsiga lacag kaste uu helo kuma qancayo.
wuxuu rabaa keliya inuu gacanta u hoorsado dadka.

waa cudur xun, tuugsiga ha noqdo midka soomaalida ay ku magacaabaan shaxaad ama midka dawarsiga dadka magan alle yiraahdo qaab kaste uu yahay waa isku mid.
Axaadiis badan ayaa kusoo arroortay oo xaraan ka dhigaysa dawarsiga qofka marka dhibtaao adag ay u geyso mooyee.
bulshada soomaalida waxa sidan u galay waa falkan foosha xun.
caado ayay ka dhigteen, siiba marka la galay yurub qofka asoo shaqo heli karo wuxuu rabaa inuu tuugsasho ku noolaado. xitaa kuwa masaajida furtay waxay u furtay inay tuugsadaan waa qaab aad u daran oo xaaraan lagu cunayo.
Waxaa la sheegaa nin tuugsan jiray ayaa su’aal la weyddiiyay waxaa lagu yiri: haddii aad hesho lacag badan malyuun doolar oo kale maxaad sameyn lahayd?
wuxuu yiri: masjid ayaan ku dhisi lahaa, markaas keligeyga ayaa ku tuugsan lahaa.
waa sidaas qofka markuu u barto dhaqanka xun.
soomaalida kala saaridda ay kala saaraan shaxaadka iyo tuugsashada waxba ma aha ee waa isku mid.
Shaxaadka maxaa ku saliday Soomaalida
Begging is a very bad habit, Islam has strongly forbidden it.
A Muslim is commanded to work and avoid begging and begging.
When a person learns to beg, he is not satisfied with any money he gets.
He only wants to help people.
It is a bad disease, begging, whether it is what Somalis call shaxaad or the kind of begging that people call God’s refuge, whatever form it takes, it is the same.
Many hadiths have been narrated that make begging forbidden unless it causes severe hardship.
This is what Somali society has done with this ugly act.
They have made it a habit, especially when entering Europe, a person who can find a job wants to live by begging. Even those who opened mosques opened them for begging, which is a very serious and forbidden way to eat.
It is said that a beggar was asked a question and was told: if you received a lot of money, like a million dollars, what would you do?
He said: I would build a mosque with it, then I would beg alone.
This is how a person learns bad habits.
In Somalis, the distinction between begging and begging is meaningless, they are the same.
