Gabadh u nin guursanayo inay gabadhu fiican tahay muxu ku garan kara

Su’aasha: A S C, Marka hore wan idin salaamay bah’da daruur kadib su’aashan qabo waxa weeyan, Nin gabadhu rabo inu guursado marka gabadhaas inay ahayd gabadh sharafteda ilaashan jirtay o rag badan xidhadh ayina lasoo sameen muxu ku garan karaa, waayo gabadh walba iyo wiil kasti guurka horti madamay wanaag iyo fiicni aysan lahayin iska […]
Dumarka maxaa hilib loogu tilmaamaa

Dumarka maxaa hilib loogu tilmaamaa Naagaha sida la og yahay waa ka daciifsan yihiin raga, inta badan been ayaa loo sheegi karaa, waana la siri karaa, taasna ma aha wax lagu liidayo, sidaas ayaa Alle u abuuray. hilibka qofka markuu arko wuu damcaa wuxuu rabaa inuu horay ka cuno. waxay u baahan yihiin qof difaaco […]
Soomaalidii hore iyo kuwa hadda rag iyo dumarba

Soomaalidii hore iyo kuwa hadda rag iyo dumarba Marka hore intaanan ka hadlin waa inaan wax yar tilmaannaa oo la xiriira dhaqanka iyo nolosha soomaaliyeed. Soomaali waxaa lagu tiriyaa dalalka ugu khayraadka badan dunida. Ilaahay wuxuu ku mannaystay waxyaalo aad u badan. Marka laga hadlo cuntada guud ahaan sida hilibka iyo kalluunka iyo furuudka aan […]
Khuwaarsmi dumarka muxuu ka sheegay

Khuwaarsmi dumarka muxuu ka sheegay Dumarka waa asaaska qiimaha bulshada Caalim cilmiga xisaabta caan ku ahaa oo lagu magacaabi jiray Khuwaarsmi ayaa la weyddiiyay waxay yihiin haweeneyda wuxuu yiri: Haddii haweeneydu ay tahay mid leh khuluq iyo diin waxay u dhigantaa nabar kow =1 Hadday qurux ku darsato eber ugu dar waxay u dhigantaa nambar […]
Naagaha nimanka sidey wax uga qaataan

Naagta ninka wax kaste ayay ka qaadanaysaa sow ma ogid? Ninka hadduu gabadha jeclaado qalbigiisa ayay ka qaadanaysaa. Hadduu faduuliyo ama xumaan ku sameeyo sharftiisa ayay ka qaadanaysaa. illeen dadka ayay ku ceebaynaysaa. haddii dan ka gasho iyada maskaxdiisa ayay qaadanaysaa, ma nasan karo mar kaste iyada ayuu ku mashquulsan yahay. Haddii uu shukaansado waxay […]
Kabo maqaar oo lugaha dadka u eg

Kabo maqaar oo lugaha dadka u eg Maqaar loo sameeyay sida jirka dadka oo kale. waxaa laga sameeyay kabo haddaad aragto waxaad u malaynaysaa lugo run ah. kobahan oo maqaar asli ah laga sameeyay waxay noqon doonaan kuwo moodo ah. Kobaha maqaarka asalka ah waxay ka qaalisan yihiin kobaha laga sameeyay bambiirada ama balaastiga. inta […]
Xamdi Hiilhableed maxay ka dalbatay Soomaalida

Soomaalida waa dad ka dambeeya suugaanta, dhacdooyinka waxay jecel yihiin inay gabay ama geeraar ay ku xusaan, sidoo kale talooyinka inay ku gudbiyaan gabayada noocyo kala duwan leh. Abwaanad oo ah dumarka soomaaliyeed caanka ku ah gabayga, waxay usoo jeedisay soomaalida labo maanso oo ay u bixisay midda koowaad “mideynta umadda soomaaliyeed” midda labaadna […]
