Webka Daruur Qaran dumis inaad tihiin sowma muuqato?

Su’aasha: Horta waanka xumaha in webkan uu noqdo mid Qaran dumis oo qab qablayaal furteen mida labaad madaxweyne Farmaajo wax badan ayuu danta dalka iyo dadka u tanaasulay wuxuu yiri doorasho qof iyo cod aan qabsano waxaa diiday mucaaradka deni iyo Axmed Madoobe, wuxuu ogolaaday doorasho dadban waxaa diiday hadana isla dadkii keenay fikrada doorashada […]
Qabiilka kaste waxa uu ku fiican yahay

Beelaha soomaaliyeed beel kaste wax ayay caan ku tahay, qabiilka ugu fiican way adag tahay in la xadido. Beelo waxaa jira ganacsi caan ku ah kuwo waxaa jira xoolo caan ku ah sdoo kale kuwo kale beero caan ku ah. Qabiilka ugu faniin badan marka la sheego waxaan dhihi karnaa waa labo qabiil oo ah: […]
Mudulood Hiraab halkuu kasoo jeedaa

Mudulood Hiraab halkuu kasoo jeedaa Wax ka baro sida Mudulood u dhashay iyo deegaannada uu dago si aad u suureysato Mudulood Hiraab waa beel ka mid ah Beelaha Soomaaliyeed waana Beesha ugu weyn beelaha Hawiye Tiro ahaan iyo Deegaan ahaanba. Waana curudka beelaha Hiraab. Waxay dagaan inta u dhaxeysa lagasoo bilaabo Degmada Xarardheere ee Gobolka […]
Islaamka muxuu ka qabaa qabyaaladda

Islaamka muxuu ka qabaa qabyaaladda Markaad akhriso nusuusta soo socota aayado iyo axaadiis ka kooban waxaad ogaanaysaa in qabyaaladda aysan waxba tarin, kaliya qofka in diintiisa ay wax u tarayso, islaamka wax badan ayuu qofka muslin ku booriyay. Midnimada ayaa lagu dhisi karaa umad, qabyaalad wax baa lagu dumiyaa, Islaamka aad buu xoogga u saaray […]
Muwaadinka eeyga ah maxaa lagu gartaa

Muwaadinka eeyga waxaa laga wadaa qofka sifooyinkan ku sifeysan oo iska dhigaya inuu yahay qof dadka iyo dalka jecel, laakin dhab ahaantii waa qof fiirsado maslaxaddiisa gaarka ah kaliya. muwaadinka eeyga la mid ah soomaali aad buu u joogaa waa dad badan iska dhiga inay yihiin wariyeyaal ama dad aqoon leh habeen iyo maalin waxay […]
Qaran iyo qabiil maxay kala yihiin

Qabiil iyo qaran waa labo qeybood midkooda qalqal ku riday shacabka soomaaliyeed. dil iyo dirir ayay isku hayaan. marka qabiil waa qurunka soomaali kala fogeeyay waxa qaxar dusha ka jabiyay. sumcadda soomaalida dhulka ayuu la galay. reer hebel waa dullinmio soomalida waxaa ku filan diinta islaamka. haddii ay yihiin dad fahansan dhabta waa inay diintooda […]
Labo nin Hawiye iyo Daarood kala ah oo xabsiga dadka waalan la dhigay Canada

Labo nin u kala dhashay Hawiye iyo Daarood ayaa isku dagaalay magaalada Toronto ee dalka Canada. waxay isku dagaaleen meel qaxwo laga cabbo. fadhi ku dirir ayay haayeen. labada nin si fiican ayay isu garaaceen. waxaa yimid booliska dalka Canada wuxuu qabtay labada nin. waxaa lasoo saaray maxkamad . Qaadiga ayaa wuxuu u yeeray labada […]
