Sheeko naag dumaashigeeda ilmaha ka dhalay ninkeeda waashay

Nin maraykanka ku noolaa ayaa waxaa u joogtay magaalada Nairobi ee dalka Kenya xaas iyo sagaal ilmo. Fadlan laayigta noo saar adoo ku mahadsan si dad badan ay u daawadaan muuqaalkan yaabka badan. Gaar ahaan dumarka la qabo. Qisada ninkan waxay cibro u tahay ragga dumarkooda ka maqan oo sannadkii hal mar u yimaada. Sheekada […]
Lamaanaha is qaba ee kalsoonidu ka jabtay siday kusoo ceshan karan kalsoonidoda

Su’aasha: A S C, Su’aashan qabo waxa weeyan aniga iyo xaaskayigu wxn is qabna mudo 9 sano kudhawaad marka mudo 1 sano kahor ayan is ogaanay inan labadenuba is khiyaami jir’nay yac’ni aniguna an ogaaday iyadu inay niman kale xirir la lahayd iyo iyaduna ay i ogaatay inan anigu gabadho kale xirir la lahaa lkn […]
Ninkeyga waan jeclahay laakin wiil ka yar ayaan xiriir la sameeyay ila taliya

Ninkeyga waan jeclahay laakin wiil ka yar ayaan xiriir la sameeyay ila taliya Su’aasha: waxan ahay xaas oo caruur leh ninkayga wa qof aad u fiican waan jeclahay lakin waxaa jirta arin aan walwalsanahay nin iaga yar an is baranay waan jeclaaday isaga wuu i jecladay waxan isuku dayay inaan iska joojiyo waan ogahay inay […]
Naag la qabo oo muda badan shukaansanaysay nin kale

Naag la qabo oo muda badan shukaansanaysay nin kale Su’aasha: A S C, Wll su’aashan qabo waxa weeyan gabadh xaas ah u nin qabo marka ay nin kale kabadan mudo 2 sano si qarsoodi ah ula xiriri jirtay ay jecel’na u hayisay mida kalena xaqa ninkeega siba dhinaca sariirta ay u’diidi jirtay gabadhaas ninka ay […]
Gabdhaha qaarkod maxa sabab u ah rag badan inay xidhidh jeceyl ula sameeya

Gabdhaha qaarkod maxa sabab u ah rag badan inay xidhidh jeceyl ula sameeya Su’aasha: A S C, Su’aashan qabo waxa weeyan gabdhaha qaarkod wxn arkay kuwa la guursaday iyo kuwa laguursanba iyago hayista wiil si dhab ah ujecel o wax walba siinaya aye hadana wiilal kale xidhidh jecel la sameeyan arintaas maxa ku kalifi kara […]
Ninkayga naago ayuu shukaansadaa ila taliya

Ninkayga naago ayuu shukaansadaa ila taliya Su’aasha: Ninkayga naago kale ayuu shukaansadaa habeen kaste marka aan kala hadlo wuxuu i dhahaa dan kama lihi waan iskala hadlaa kaliya, dhowr jeer ayaan uga digay hadu arinkas sii wadno inuu i furayo wxaa u hayaa lix caruur qurbaha waan joognaa marka waxaan rabi lahaa inaad ila talisaan […]
Naagtayda arimahan ayay sameysaa ila taliya

Naagtayda arimahan ayay sameysaa ila taliya Su’aasha: Walaalayaal xaaskayga waxaan ku arkay inay rag kale la xiriirayso, taasna waxaan ku ogaaday markaan guriga ka maqanahay wax kale ayay ku mashquulsan tahay, whatsapp ayay aad u adeegsataa iyo facebook, maalin si kadis ayaan ku arkay talefankeeda, waxaan ku arkay hadalo aan fiicanayn oo niman usoo dirayaan […]
