Kubadda sida dadka loogu mashquuliyo

Kubadda waxay ka mid tahay waxyaalaha aad dadka loogu mashquuliyo.
waxaad arkaysaa dad badan oo kasoo tagaya shaqadooda si ay ugu lumiyaan waqtigooda qaaliga ah.
waxaa dhacdo mararka qaarkooda dad badan inay isku dagaalaan oo lays feero.
taageereyaasha kooxada waaweyn qaar waxay sameeyaan waxyaalo aad u badan lala yaabo.
marka kubadda waxyaalaha loo sameeyay oo ugu weyn waa in dadka lagu mashquuliyo.
dad badan ayaad arkaysaa oo mustaqbal ka dhigtay inay maanta oo dhan daawadaan kubad aan wax kasoo galaynin.
war haddii aad tahay qof dantiisa garanaya raadso wax faa’ido aad ka helayso. hadda dumarka ayaaba soo galay sheekada banoonida naago badan ayaad arkaysaa oo taageera kooxaha oo daawada kubadda , waagii hore naagaha banooni ma fiiirsan jirin hadda naagaha soomaalida waxay bilaabeen inay daawadaan cayaarta kubadda cagta.
Riyada qof garoon banooni dhex fadhiya
Football as a way to keep people busy
Football is one of the things that keeps people busy.
You see many people leaving their jobs to waste their precious time.
Sometimes it happens that many people fight and punch each other.
Some fans of big teams do very strange things.
When football is made for the main thing is to keep people busy.
You see many people who have made a future of watching football all day long without getting anything out of it.
If you are someone who knows their interests, look for something that you can benefit from. Now women have entered the story of the banooni. You see many women supporting teams and watching football. In the past, banooni women did not pay attention, now Somali women have started watching football.
