Ma iibsan karaa product qof hay’ad u sameeyay

Su’aasha: Asc Daruur.com, suaashaydu waxa weeyaan product/waxsoosaar ay hay,adi qaybinaysay ayay udhiibtay shaqaale wakhtigaa qandaraas kula jiray lkn shaqaalahaasi product gii sidii loogu talogalay ugumay qaybinin dadkii loogu talogalay balse iyagaa ka faaidaystay oo iibiyay/ iibiya, aniguna ganacsi cusub ayan bilaabayaa imika marka product gaa lacagtayda makaga iibsan karaa mise xaaraanbay igu noqonaysaa. F:g : […]
Qof lacag dadow cunay towbad malaga aqbalaa

Su’aasha: Asc wllo waxan ku weydiinaya nin baa lacag qiyaano ugu shaydana iyo nafba igu qaaday waxana raba inan ninka u tago cafis weydiisto lacagta ka cunay hadda inaan bixiyo ma awooda inan isku dhiibo dhaha ii caafii alle aan u towbad keena dambiga aan galay diinta maxay ka qabta. si deg deg iga soo […]
Qof gaal ah xoolihiisa mala xadi karaa

Su’aasha: Asc dhamaan walaalaha daruur iyo dhaman musliminta melwalba aad jogtan salan kadib waxa rabaa inaad ishegtan qof gaal ah oo lo shaqeeqo xoolihiisa wax ma laga xadi karaa bal suashana kaso jawaaba bal somalidena diinta qalad bay kafahansan yihiine ma ubanaan tahay gaalkaas inu kaxado alabta ama lacagtaba. Jawaabta: Xatooyada ama tuuganimada waa xaaraan […]
Qof haddaan wax ka xado oo aan towbad rabo sideen ugu celiyaa

Su’aasha: asc dhamaan walaalaha daruur salan kadib waxan arkay su,al aad kaso jawabten balse su,al kale igu dhalisay tasoo ah qofka wax xaday oo tobad kenaya waxa dhahday waa laga rabaa waxa xaday inaad dib uceliso lkn kawaran bal qof ka uu wax kaxaday haday kala fogaden uuna mel ku ogayn muxu sameyna qofka mida […]
Shaqada xaaraanta ah intey ku geyn kartaa

Xalaasha in la quuto ma aha wax caadi iska ah waa wax waajib ah, qofka waxaa laga rabaa inuu cuno xoolo xalaal ah sidoo kale inuu ka dhigo shaqadiisa mid xalaal ah. Maxaayeelay haddii aad cunto xoolo xaaraan ah ducadaada lama aqbalayo maalinta aakhirana naar ayaa laga yaabaa in Ilaahay ku galiyo. Shaqada xaaraanta ah […]
Qofaan lacag ka cunay tiradana ma ogi ila taliya

Su’aasha: Asc wllo waxan ku weydiinaya lacag xaraam uu qof leeyahay baan cunay marka lacagta tiradada ma aqaano sida aan ku bixi kara tusaale xoolaha qofka laha wuu jooga haddan u sheega waxan ka cabsanaya in uu igu dhaga anigana hadda gacanta kuma haayo inan bixiyana waan raba sidee ku bixiya lacag aan aqoonin tiradeeda […]
Ma soomi karaa si lacag aan cunay u gudo

Su’aasha: Asc wllo. Walal waxan ka raba Talo waa midii alle waxan cunay lacag xaraam ah ninka aan ka cunay lacagta inaan u tago ii caafi ma dhihi karo waan ka cabsanaya Tankale waan ka towbad keenay inan mardambe cuni doonin lacag xaraam ah. Haddana ma awooda inan lacag celiya ma haysto lacagta aan ku […]
