Amin arts iyo sawirka cayaarta Soomaali

Amin arts iyo sawirka cayaarta Soomaali Soomaali ayaa ka raysay Zimbabwe is reereebka koobka adduunka Waxaa aad loogu faafiyay arrinkan baraha bulshada dad badan ayaa comment saaray Amin arts sawirkan ayuu ka sameeyay guusha soomaali ay ka gaartay kubadda cagta. waa hore ayaa soomaali ugu dambeysay inay ka muuqato caayaraha noocan oo kale ah […]
The Somali flag appears in African Cup of Nations in Egypt

Abdisalam Abow appeared in the stadium, he was carrying the Somali flag During the match between Senegal and Kenya within African Cup of Nations in Egypt 2019. The Somali young man encouraged the Senegalese team and took pictures with the Senegalese fans on the Cairo stadium. You maybe share this event on social media for […]
Abdi Sharif Liverpool 5 sano contract la galay

Abdi Sharif Liverpool 5 sano contract la galay wuxuu ku biiray kooxda liverpool ee dalka UK. Cabdi Shariif wuxuu saxiixay 5 sano contract ah oo uu ugu cayaarayo kooxda Liverpool. Sida uu ku sheegay boggiisa Facebook waa qof soomaalinimada ay la weyn tahay oo jecel dalkiisa iyo dadkiisa . Cabdi Shariif waa qofka soomaali ugu […]
Joash Onyango oo ah laacib kenyaan ah da’idiisu laysku haysto

Joash Onyango oo ah laacib kenyaan ah da’idiisu laysku haysto Laacibkan Magaciisa waxaa la dhahaa Joash Onyango, waxa uu ka tirsan yahay xulka qaranka dalka Kenya ee ka qeybgalaya ciyaaraha Afrika. 2019 lagu qabanayo dalka Masar Da’diisa waxaa lagu sheegay 26 adiga siduu kula yahay Sawirada markaad eegto ayaad ogaan kartaa ama aad qiyaasi kartaa
Kubadda sida dadka loogu mashquuliyo

Kubadda sida dadka loogu mashquuliyo Kubadda waxay ka mid tahay waxyaalaha aad dadka loogu mashquuliyo. waxaad arkaysaa dad badan oo kasoo tagaya shaqadooda si ay ugu lumiyaan waqtigooda qaaliga ah. waxaa dhacdo mararka qaarkooda dad badan inay isku dagaalaan oo lays feero. taageereyaasha kooxada waaweyn qaar waxay sameeyaan waxyaalo aad u badan lala yaabo. marka […]
Laacibka Qatar Akram Cafiif ma Soomaali baa

Qatar ayaa qaadday koobka Asia ee lagu qabtay dalka Imaaraadka, waxay ka badisay Japan, waxay ku badisay seddex gool. Laacibka lagu magacaabo Akram Cafiif wuxuu ka soo jeedaa Soomaali aabbihiisa ayaa u cayaari jiray qatar, wuxuu haystay baasaboor Soomaali Akarman wuxuu dhashay 17 11 1996 . waa soomaali yamani, marka soomaali marka ay joogaan dal […]
