Categories
Articles

MY PROVERB, MY IDENTITY: AN ANALYSIS OF SOME HAUSA PROVERBS

MY PROVERB, MY IDENTITY: AN ANALYSIS OF SOME HAUSA PROVERBS Abstract ON THE IDENTITY OF THE HAUSA This discourse gives a close look at the place of proverbs in identity construct of Hausa people of Northern Nigeria. Proverb as a phrase that expresses a basic truth which may be applied to common situations is used […]

Categories
Sheeko Story

Garoob oo gabar daacad ah guriga si yaab leh uga dumisay sheeko cajiib

Sacdiyo Diiriye waa gabar Soomaaliyeed oo ku nooleyd dalka maraykanka. Sacdiyo waa gabar waxbaratay. Dalka maraykanka ayay jaamacad ka dhamaysay. Sacdiya waxay ku weynaatay doobimiada ilaa ay gaarto soddon iyo seddex sano. Waad garanaysaa ragga soomaaliyeed kama helaan naagaha soddonka dhaafo. Waliba ragga ku cusub guurka. Inta badan waxay raadsadaan gabdhaha labaatanka u dhow ama […]

Categories
Caafimaadka Health

Caato maxaa ka dhigay dadka Soomaalida

Caato maxaa ka dhigay dadka Soomaalida Cayilka waa jirka oo naaxa baruur yeesha, cayilka marka uu yahay mid dhexaad ah, wuxuu tilmamayaa inuusan caafimaadka dhib haysan, caadi ahaan, haddii jirrooyin kale jirin, laakin marka uu xadka ka baxo wuxuu tilmaamayaa jirrooyin badan. dadka soomaaliyeed maxaa inta badan caato ka dhigay?   jawaabta waxaa weeye, soomaalida […]

Categories
News

Laacibka Qatar Akram Cafiif ma Soomaali baa

Qatar ayaa qaadday koobka Asia ee lagu qabtay dalka Imaaraadka, waxay ka badisay Japan, waxay ku badisay seddex gool. Laacibka lagu magacaabo Akram Cafiif wuxuu ka soo jeedaa Soomaali aabbihiisa ayaa u cayaari jiray qatar, wuxuu haystay baasaboor Soomaali Akarman wuxuu dhashay 17 11 1996 . waa soomaali yamani, marka soomaali marka ay joogaan dal […]

Categories
Bulsho Society News

Dumarka Facebook raga dhaqsi ku aamina (Guurdoon been ah)

Dumarka Facebook raga dhaqsi ku aamina (Guurdoon been ah) Maalmahan waxaa soo batay rag ku nool qurbaha. siiba Yurub iyo America, raggaas been ayay u sheegaan hablaha ama gabdhaha yaryar. intay Facebook soo galaan ayay gabdhaha luuqa usoo galaan. qaar waxay rabaan inay gabdhaha xumaan kala raaxaystaan, qaarna waxay dhahayaan aan ku guursado. guur kumeelgaar […]

Categories
Caafimaadka Health

Jabtada maxay tahay maxaasee lagu daaweeyaa

Cudurka jabtada waa cudur galmo sabab u noqota waa cudur caan ah oo ku dhaca ragga iyo dumarka, geedka ninka waxaa ka soo baxa dhiig iyo carun (malax) sidoo kale cambarka dumarka wuxuu soo saaraa dhiigga iyo malaxda, cudurka jabtada afka enlishka waxaa lagu dhahaa Gonorrhea afka carabigana waa loo yaqaanaa السيلان, cudurkan wuxuu ku […]

Categories
Siyaasa - politics

Ra’isulwasaareyaasha soo maray dalka yaa ugu saamayn badan

Maalmahaan waxaa baraha bulshada qabsaday sheeko la xiriirta Ra’isulwasaareyaasha dalka soo qabtay oo ah dad kasoo jeeda beelo kala duwan, marka yaa ugu saamayn badnaa oo la dhihi karo wax weyn ayuu ka baddalay dalka. haddaba waxaa lagaa rabaa inaad fikirkaaga ka dhiibato qofka aad u aragto inuu ahaa qofka ugu saamaynta badan     […]