Talo caafimaad oo caatanimada ku saabsan

Talo caafimaad oo caatanimada ku saabsan Su’aasha: Caato Saaid Ah Ayaan Ahay Hada 25 Jir Ayaan Ahay Miisaankaygu Waa 50kg Khudaarta Cagaaran Aad Ayaan U-Isticmaalaa Sida Mooska Qaraha Saytuunka Tufaaxa Waliba Iyagoo Sidooda Ah Yacnii Ridqanayn iwm Sidoo Kale Biyaha Cad Ayaan U-Isticmaalaa Waliba Saaid Waxkasta oo Miisaanka Qofka Dhimi Kara Aaad Ayaan U-Isticmaalaa Caato […]
Caato maxaa ka dhigay dadka Soomaalida

Caato maxaa ka dhigay dadka Soomaalida Cayilka waa jirka oo naaxa baruur yeesha, cayilka marka uu yahay mid dhexaad ah, wuxuu tilmamayaa inuusan caafimaadka dhib haysan, caadi ahaan, haddii jirrooyin kale jirin, laakin marka uu xadka ka baxo wuxuu tilmaamayaa jirrooyin badan. dadka soomaaliyeed maxaa inta badan caato ka dhigay? jawaabta waxaa weeye, soomaalida […]
Daawooyinka cayilka (sababaha lagu cayilo) Causes of Obesity

Daawooyinka cayilka (sababaha lagu cayilo) Causes of Obesity Fast food plays an important role in obesity Cuntada degdega ah kaalin weyn ayay ka qaadanaysaa cayilka. waxaa jira dad badan oo rabo, inay cayilaan, siiba dadka ku nool soomaaliya. waxyaalaha cayilka dhaqsiga keena, waa cuntada leh nafooyin kala duwan. sidoo kale vitamiinaha jirka uu u […]
