Gaas oo laga baarayo corona virus magaalada Garoowe

Gaas oo laga baarayo corona virus magaalada Garoowe Cabdi wali gaas oo laga baarayo cudurka corona virus, markuu kasoo degay garoonka dayuuradaha magaalada Garoowe. Cabdi wali oo kasoo galay dibadda dalka ayaa la istaajiyay markuu kasoo degtay diyaaradda. Sawirkan wuxuu ku faafay baraha bulshada, dadka soomaaliyeed waxay isu barbardhigeen wasiiradda soprtiga Khadiija Diiriye marka ay […]
Ra’isulwasaareyaasha soo maray dalka yaa ugu saamayn badan

Maalmahaan waxaa baraha bulshada qabsaday sheeko la xiriirta Ra’isulwasaareyaasha dalka soo qabtay oo ah dad kasoo jeeda beelo kala duwan, marka yaa ugu saamayn badnaa oo la dhihi karo wax weyn ayuu ka baddalay dalka. haddaba waxaa lagaa rabaa inaad fikirkaaga ka dhiibato qofka aad u aragto inuu ahaa qofka ugu saamaynta badan […]
Madaxda gobolada hal hal ayaa loo diray

Sawirkan inta ku jiro way wada baxeen keliya waxaa soo haray Axmed Madoobe tolow Farmaajo iyo khayre si fiican miyay cayaarta u wadaan garoonka waxaad moodaa in si fiican ay u qabsadeen baaska iyo koornada dhacayso waad la yaabaysaa sawiradan isku fiiri bal markaas ayaad fahmaysaa
Amin Arts iyo Baska Gaas ku kaxaynayo maamul goboleedyada

Mar kale iyo amin arts oo soo sawiray Gaas oo kaxaynaya gaari ama bas lugaha la’ waxaana saaran baska Axmed Madoobe iyo Xaaf Amin arts oo sawirka ku muujinaya Gaas inay u dhammaatay. Gaas oo raba mar kale in la dorto taasoo laga yaabo inaysan dhicin sawirka amin arts aad buu meel fog u taabanayaa […]
Amin arts iyo Gaas oo kitaabka xildhibaan ku dhaarinaya

Amin arts iyo Gaas oo kitaabka xildhibaan ku dhaarinaya Farashaxalaha caanka ah amin arts oo wali ku dheggan Abdiwali Gaas, gaas oo ah qof inta badan mucaarad ku ah Dowladda federaalka, amin arts waa la garanayaa siyaasadda uu ku socdo, wixii dowladda kasoo horjeeda ayuu isna kasoo horjeedaa. sawirada uu soo sawiro ayaad ka garan […]
Doorashada Gaas iyo sawirka Amin Arts

Doorashada Puntland Wali waxaa socda weerarka Farshaxanka weynaa ee Amin Arts, amin arts wuxuu haystaa wali Abdiwali Gaas. Waxaa la sheegay in saameys weyn uu ku leeyahay sawirkan dad badan ka mid ah reer Puntland. sidoo kale waxaa maanta la sheegayaa inay adag tahay inuu helo Gaas xukunka mar kale. dead badan ayaa kasoo baxay […]
Gaas iyo Amin arts oo weli isku dheggan

Gaas iyo Amin arts oo weli isku dheggan Amin arts qofka uu ku dhego ma daynayo, ilaa uu ka saaro siyaasadda. Gaas sida muuqata kuma guulaysanayo doorashada 2019ka, waayo wuxuu ku dhacay arrimo dadka oo dhan ay ka kaga xanaaqeen. gaas wuxuu muujiyay qabyaalad iyo cunsuriyad, sidoo kale hadallo badan oo qaab daran ayuu ku […]
