Sida ugu fiican gabar guurka loogu bandhigi karo

Sida ugu fiican gabar guurka loogu bandhigi karo

Su’aasha: Asc wll waxaan arkooday gabar waan jelaaday waxayna dagan tahay tuulo ii dhow gabdhii xiriir ayaan u soo bandhigtay lkn gabdha waxaa ka qaldan wassapkeeda waa qarsana yahay in ay ii soo jawaabi doonto iyo in kle ma aqaani waxaana kaloo igu tiri aniga waxbaan bartaa misna waan shaqeeyaa msh quuul kayda ayaa badan […]

Maxaan ku garan karaa ninka aan guur daacad u ahayn

Maxaan ku garan karaa ninka aan guur daacad u ahayn

Maxaan ku garan karaa ninka aan guur daacad u ahayn Su’aasha: Waxaan ahay gabar wax barata quruxna waan leeyahay rag badan oo jmaacadda ila dhigta ayaa guur iga raba qaarkoodi toos ayay iigu shegeen qaarna sarebeen ahaan, hadaba waxaan rabaa inaad ii sheegtaan ninka guurka daacad u ah astaamaha lagu garto, qofka guri dhaqi kara. […]

Gabadha sidey ku ogaan kartaa ninka daacadka ah

Gabadha sidey ku ogaan kartaa ninka daacadka ah

Gabadha sidey ku ogaan kartaa ninka daacadka ah Qoraalkan wuxuu shiika saarayaa gabadha sidey ku ogaan karto ninka daacadka u ah guurka . ninka daacadka ah waxaa lagu garan karaa astaamahan soo socda 1- marka uu gabadha barto wuxuu u sheegaa run inuu guur diyaar u yahay, dantiisa shukaansi keliya ma aha 2- wuxuu iska […]

Sida loo doorto gacalisada mustaqbalka

Sida loo doorto gacalisada mustaqbalka

Sida loo doorto gacalisada mustaqbalka Gabadha   waxa lagu doorto waxa ugu horreeya waa diin laakin marka diinta lagasoo reebo meelahan ayaa laga eegayaa:Gabar marka aad guursanayso waxaa lagaa rabaa inaad ka eegto dhowr waxyaabood kuwaas oo loo qeybinayo labo waxyaalo waa wax aan la taaban karin sida  dabeecadda iyo akhlaaqda hadalka macaan sheekada qurxoon qosolka […]

Gabar ayuu doontay walaasheeda ayaa isaga damacday

Gabar ayuu doontay walaasheeda ayaa isaga damacday

Nin ayaa gabar ciddeeda ka doontay, labo maalin kaddib waxaa taleefan usoo dirtay gabadha uu doontay walaasheeda oo ka yar, waxay ku tiri kaalay hadda guriga kaliyaga ayaa jooga. Ninkii wuxuu yiri: guriga ayaan aaday gabadha ayaa iga furtay albaabka, waxayna xirnayd dhar khafiif ah jirkeeda meelo ayuu ka qaawanaa, waxay igu tiri: labo boqol […]

Dumarka Facebook raga dhaqsi ku aamina (Guurdoon been ah)

Dumarka Facebook raga dhaqsi ku aamina

Dumarka Facebook raga dhaqsi ku aamina (Guurdoon been ah) Maalmahan waxaa soo batay rag ku nool qurbaha. siiba Yurub iyo America, raggaas been ayay u sheegaan hablaha ama gabdhaha yaryar. intay Facebook soo galaan ayay gabdhaha luuqa usoo galaan. qaar waxay rabaan inay gabdhaha xumaan kala raaxaystaan, qaarna waxay dhahayaan aan ku guursado. guur kumeelgaar […]