Fursad shaqo dalka Qatar halkaan iska diiwaan gali

Fursad shaqo dalka Qatar halkaan iska diiwaan gali Wasaaradda awqaafta iyo arrimaha islaamka ee dalka Qatar ayaa usoo bandhigtay dadka shaqo imaamnimo ama khadiibnimo iyo mu’ddinimo iyo qofka dadka ku daaweeya ruqyada, dalka qadar wuxuu ka mid yahay dalalka hantida leh. أهم الشروط التي يجب أن تتوفر في المتقدم للوظيفة : 1- أن يكون مسلما […]
Wararka sheegaya xiriirka Soomaali iyo Israel dhexmari raba

Warar aan wali si fiican u caddayn ayaa wareegaya baraha bulshada, waxay sheegayaan in soomaali ay xiriir siyaasadeed la yeelan doonto Yahuudda, waxay leyihiin wararkaas waxaa la bilaabay sheekadaas markii uu Farmaajo madaxweynaha ahaa laakin ma aysan muuqanin, waxaa la sheegayaa haddana waxaa laga yaabaa inuu arrintaas dhammaystiro madaxweynaha ku guulaystay xilka madaxweynenimada 15 May […]
Fahad Yaasiin iyo Farmaajo iyo Qadar sirta sedexgeesoodka

Fahad Yaasiin iyo Farmaajo iyo Qadar sirta sedexgeesoodka Marka dhabta la taabto dadka soomaaliyeed waa dad la hagayo oo la haysto, wadanka waxaa laga maamulaa dibadda gaalo iyo carab iyo afrikaan ayaa iska haysta, dadka siyaasiyiin isku sheegaya waa sida lo’ dibiyo badan ay fuulayaan mid cadaan baa iska haysta midna carab midna afrikaan. Marka […]
Salaadda Taalibaan iyo heshiiska Doha

Salaadda Taalibaan iyo heshiiska Doha Salaadda ay galeen Madaxda Xarakada Taalibaan ee Afganistan, ka hor inta aysan heshiista Nabadeed la saxiixan Mareykanka. Heshiiskan oo ka dhacay dalka Qatar ee magaalada Doha. Waxaa lagu heshiiyay in xabbada ay joojiyaan labada dhinac. Sawirada ayaa kuu caddeynaya xarakada inay wili yihiin dad ku dhegan qiyamka islaamiga. salaadda ay […]
Diyaaradda Ing Yariisow maydkiisa wadday oo timid

Diyaaradda Ing Yariisow maydkiisa wadday oo timid Wax yar ka hor ayaa la sheegayaa inay soo degatay diyaaradda wadday meydka guddoomiyaha gobolka Banaadir Ing Yariisow. diyaaradda oo ah diyaarad militari ee ay leedahay dowladda Qatar. sida la og yahay wuxuu ku dhintay Ing Yariisow magaalada Doha ee dalka Qatar markuu ku dhaawacmay qarax ka dhacay […]
Turkiga iyo Carabta tartanka ay soomaali ugu jiraan

Dowladda Turkiga oo ugu deeqday soomaali gawaari sida la og yahay dowladda Turkiga waaa dowladda kaliya usoo damqatay soomaali marka ay dhulka taallay dowladaha carabta hadda isku sheegaya inay soomaali caawinayaan waxay ku raaxaysan jireen dhibka soomaalida haystay dowladda Qatar waa tii diidday baasaboorka soomaali soomaalida waxay ku gali jireen baasaboor itoobiyaan sidoo kale dowladda […]
Dhismaha waddada Afgooye iyo Muqdisho

Dhismaha waddada Afgooye iyo Muqdisho Warar ayaa sheegaya in la bilaabay dhismaha waddada u dhexeysa magaalada Muqdisho iyo degmada Afgooye. waxaa la sheegay inay Qatar dhiseyso jidkaaas. Sida la og yahay ilaa iyo hadda soomaali kama soo kicin kufiddii ay kuftay. mana rabaan soomaalida inay kasoo kacaan dhulka. tolow lacagtan lagu dhisayo wax miyaa laga […]
