Biyaha shahwada jiran maxaa lagu gartaa

Manida ninka oo jiran

Biyaha shahwada jiran maxaa lagu gartaa Su’aasha: Mararka qaar biyaha shahwada waxan ku arkaa wax cad caanaha oo kale ah oo ka duwan manida mararna marka aan kaadinayo ayan isku arkaa, sidoo kale marka aan biyabaxayo xanuun ayan ka daremaa jirada noocas maxaa la dhihi karaa astaamaha an sheegay dhib miyay u keeni karan mustaqbalka […]

Balbalka kaadida waxa keena

Balbalka kaadida maxaa keeno

Balbalka kaadida waxa keena Su’aasha: Mararka qaarkooda waxaan isku arkaa kaadida oo aad u gubta balbal daran muddo badanna waan fadhinayaa isla markii igama dhamaato waxaan dareemayaa inay kaadi badan i hayso mana i hayso sabahaas maxaa keeno. Jawaabta: Balbalka ama hurka kaadida waxaa laga wadaa marka ay kaadiada qaska soo marayso inuu qofka dareemo […]

Jirooyinka raaxada qaldan ay keento

Jirooyinka raaxada qaldan ay keento

Jirooyinka raaxada qaldan ay keento Su’aasha: galmada jirooyinka laga qaado waa tee waxaan maqlaa mar walba galmo aamin ah maxaasee laga wadaa galmada aaminka ah, cudurka galmada ay keento ma degdeg baa ama mudo kaddib. Jirooyinka raaxada qaldan ay keento Jawaabta: Galmada halista ah waa mida xaaraanka ah waayo naagta marka dhowr ay la raaxaysanayso […]

Jabtada maxay tahay maxaasee lagu daaweeyaa

Jabtada maxay tahay maxaasee lagu daaweeyaa

Cudurka jabtada waa cudur galmo sabab u noqota waa cudur caan ah oo ku dhaca ragga iyo dumarka, geedka ninka waxaa ka soo baxa dhiig iyo carun (malax) sidoo kale cambarka dumarka wuxuu soo saaraa dhiigga iyo malaxda, cudurka jabtada afka enlishka waxaa lagu dhahaa Gonorrhea afka carabigana waa loo yaqaanaa السيلان, cudurkan wuxuu ku […]