Walaashayda iga yar ayaa nin soo doontay murugo ayaan dareemayaa

Walaashayda iga yar ayaa nin soo doontay murugo ayaan dareemayaa

Walaashayda iga yar ayaa nin soo doontay murugo ayaan dareemayaa Su’aasha: scw gabar waxaan ahay labatan iyo shano dhaaftay wali layma guursan walashayda iga yar ayaa lasoo doontay taas waxay ii keentay fikir iyo walwal taas igala taliya waxaan samynayo. Jawaabta: Waxaa lagaaga baahan yahay inaad iska ilaaliso walwal iyo murugo. Guurka waa nasiib waana […]

Naagta ninkeeda inay u adeegto diinta maxay ka qabtaa

Naagta ninkeeda inay u adeegto diinta maxay ka qabtaa

Naagta ninkeeda inay u adeegto diinta maxay ka qabtaa Su’aasha: scw walaalayaal maalmahan waxaa soo batay dadka ka hadlo waajibaadka naagta ee guriga dad badan waxay leeyihin naagta waajib kuma aha inay ninkeeda u adeegto kaliya xaqa uu ku leeyahay waa waajibka sariirta waxan rabi laha inaad jawaab faahfaahsan naga soo sisan diinta waxa ay […]

Ninku inuu guursado xaas labaad iyo sadaxaad waa maxay shardiga

Ninku inuu guursado xaas labaad iyo sadaxaad waa maxay shardiga

Ninku inuu guursado xaas labaad iyo sadaxaad waa maxay shardiga Su’aasha: A S C, Su’aashan qabo waxa weeyan nin hal xaas qaba for any reason example ninku gabadha u qabo xaqu kulaha dhinaca sariirta hadu caqabad kala kulmo iyo hadii ay hadalkisa maq’li waydo iyo muran’keega, khilaaf’keegu ku bato…..etc, ninkaas hadu rabo inu xaas labaad […]

Nin iyo naag isla dhashay ayagoon is aqoon hadey guur wadaagaan

Nin iyo naag isla dhashay ayagoon is aqoon hadey guur wadaagaan

Su’aasha: Waxaan ku weydiinaa hadii laba walaalo ah is guursadan ayagoon iska war heynin ilmana iska dhalaan shareecadu maxay ka qabtaa guurkooda ma sii wadan karaan ilmaha ay iska dhalaana xalaal mala dhihi karaa Jawaabta: Waa xaaraan guurka walaasha taasna laykma khilaafsana, laakin hadday si qalad ku dhaco oo la ogaado waa la kala furaa […]

Caruurta gaalada ma garacyo baa maadaama aysan nikaax islaami ku dhalan

Caruurta gaalada ma garacyo baa maadaama aysan nikaax islaami ku dhalan

Su’aasha: Sida aan ognahay ruux Muslim ah gaal maguursan garo labada ruux ee Muslim ah way is xalalestan lakin galada maxay isku guursadan cunuga gaalada dhaleyn ma garacba Hadi labadisa Walid is layawan xita Jawaabta: Dadka gaalada ilmahooda ma aha garac haddii ay isku guursadaan guurka iyaga u degsan tusaale ahaan yahuudda waxay isku guursadaan […]

Xaaska adeerkayga ma guursan karaa haduu dhinto

Xaaska adeerkayga ma guursan karaa haduu dhinto

Su’aasha: Asc waan Idin salaamay Barnaamijka iyo Daadihiyaashaba. Su.aasha aan qabo ayaa ah Ninka Adeerkii Runa hadii uu Geeryoodo oo uu ka Tago Gadh yer da.a ahaan ma Guursan karaa si Caruurtii uu adeerkii ka tegay aanay u dayacmin sido kale ma gayaa Gabadhaa adeerkii Aabihii walaalkii ka dhintay? Jawaabta: Waa guursan karaa naagta adeerkaaga […]

Maxay ka qabtaa diinta in uu ninku halmar wada nikaaxsado laba dumar

Maxay ka qabtaa diinta in uu ninku halmar wada nikaaxsado laba dumar

Maxay ka qabtaa diinta in uu ninku halmar wada nikaaxsado laba dumar Su’aasha: Asc sxb qaaliya seetahay xaaladaada war nio baraha bulshada ayaan ku arkay laba gabdhood oo halmar uu nin wada guursaday marka waxaan ku weydiina ninku miyuu halmar wada nikaaxsan karaa laba dumar hadey iskaga raali yihiin guurkooda ay halka nin ku guursan […]