Gabar soomaaliyeed oo dishay nin masaari kufsan rabay

Gabar ku nool dalka Masar gaar ahaan xaafadda 6 Oktoobar ayaa dishay nin daroowel ah oo gaari caasi kaxaynaya, ninkaas oo gabadha mindi ula soo baxay oo rabay inuu kufsado intay ka qaadday mindida ayay xabadka ka galisay isla markii ayuu meesha ku dhintay, markaas ayay carartay. Muddo kaddib waxay la timid qareen waxay is […]
Gabar anoo raadinayo garoob kaliya ayaan la kulmaa

Gabar anoo raadinayo garoob kaliya ayaan la kulmaa Su’aasha: Asc wll mcn waxaan ku waydiinayaa waxaan ib tilo ku qabaa dumarka nio mar kasta aan xiriir sameeyo waxaan la kulmaa garoob oo kliya ama kuwa ilma haysta ama kuwa aanan haysan aniga markaan u gaado sheekadaas niyad jab ayaa ka qaadaa waxaana iiga sii daran […]
Garoob ku jecel iyo gabar ganfuurka taageyso

Garoob ku jecel iyo gabar ganfuurka taageyso Mararka qaarkood waxaa ka ficnaanayso garoob gabdhaha xun xun. taasna waxay u noqonaysaa wanaagga ay wadato garoobta akhlaaqda leh. dadka qaarkii waxaa ka dhaadhaacsan naag garoob inay xun tahay, waxay dhahayaan “garoob wixii loo soo furay ayay qabtaa”, sidaas awgeed rag badan kama helaan garoob. waxaad ogaataa inay […]
Gabar Soomaaliyeed duulinaysa diyaarad Muuqaal Video

Gabar soomaaliyeed oo duulinaysa diyaarad ayaa baraha bulshada ku faaftay. Ahmed Moallim Fiqi barta Facebook ayuu video soo dhigay wuxuuna ku qoray hadalkan: Captain Yaasmin waa gabar Soomaaliyeed oo aan shalay diyaarad ay pilot ka tahay aan ka soo raacnay Mogadishu oo u socotay magaalooyinka Jowhar, Cabuudwaaq iyo Gaalkacyo. Waxay intii aan saarnayn […]
Suhayba Badqas beenta ay ka sheegeen

Soomaalida ma ka xishoodaan inay dadka wax been ah ka sheegaan. Baraha bulshada dadka soo galo badankooda waxay usoo galaan fadhi ku dirir iyo qabyaalad. Gabar soomaaliyeed wariye ah oo lawada yaqaano ayay ksuoo qoreen Facebook inay dhimatay. Hadalkaas dad badan ayaa run u qaatay, laakinse been buu ahaa. Dhimashada waa xaq, qof kasta wuu […]
Dumarka Facebook raga dhaqsi ku aamina (Guurdoon been ah)

Dumarka Facebook raga dhaqsi ku aamina (Guurdoon been ah) Maalmahan waxaa soo batay rag ku nool qurbaha. siiba Yurub iyo America, raggaas been ayay u sheegaan hablaha ama gabdhaha yaryar. intay Facebook soo galaan ayay gabdhaha luuqa usoo galaan. qaar waxay rabaan inay gabdhaha xumaan kala raaxaystaan, qaarna waxay dhahayaan aan ku guursado. guur kumeelgaar […]
Jacaylka aan waarin calaamadaha uu leeyahay

Jacaylka aan waarin calaamadaha uu leeyahay Jacaylka 20 jirka iyo guurka degdegga Qofka markuu yar yahay oo wali uusan qaadan mas’uuliyad ma fahmo dhabta, dhalinyarada ka yar labaatanka waxay u malaynayaan jacaylka inuu yahay hadal. gabar haddii ay dhahdo wiilka 20ka jira : waan ku jeclahay aboowe isagoo dhan adduunka ayaa la wareegsanayo, wuxuu u […]
