Nin ayaa maherxad igu guursaday diinta maxay ka qabtaa

Nin ayaa maherxad igu guursaday diinta maxay ka qabtaa

Su’aasha: Wan kusalamaye wll salan kabacadi arin nololsheyda sameen kuyeelatey ayaan rabaa inaan idinla wadago talona ada iga sisaan da.adeydu 16 2004/5/25 ayan dhashey malin malaha kamid aha ayan isibaraney wiil xiliga 13jir ayan aha nololsha markas unba indhaha kala qade oo ana qanqadhey waxa tilfon aha ma.hayesanin marka qisadu madamey dheertahaye wan idinsogabinaya waxan […]

Nin eed badan guurkiisa maxaa lagala kulmaa

Nin eed badan guurkiisa maxaa lagala kulmaa

Su’aasha: Waxaa jira nin eed badan oo mar kaste dadka eeda oo caan ku ah qaraabana waannu nahay marka wuxuu iga rabaa guur anigana waan rabaa laakin waxaan ka baqayaa dabcigiisaoo adag waa qof maanta oo dhan dadka eeda waa caan wuuna xanaaq badan yahay maxaad igula talin lahaydeen malaga yaabaa ninkaas inuu is baddalo. […]

Dumarka Facebook raga dhaqsi ku aamina (Guurdoon been ah)

Dumarka Facebook raga dhaqsi ku aamina

Dumarka Facebook raga dhaqsi ku aamina (Guurdoon been ah) Maalmahan waxaa soo batay rag ku nool qurbaha. siiba Yurub iyo America, raggaas been ayay u sheegaan hablaha ama gabdhaha yaryar. intay Facebook soo galaan ayay gabdhaha luuqa usoo galaan. qaar waxay rabaan inay gabdhaha xumaan kala raaxaystaan, qaarna waxay dhahayaan aan ku guursado. guur kumeelgaar […]

Guurka danta ku dhisan waxa uu keeno

Guurka danta ku dhisan waxa uu keeno

Guurka danta ku dhisan waxa uu keeno Guurku waa qaybta ugu muhimsan dhismaha bulshada, jacaylkiisa waa inuu run ahaadaa, caadi ahaan guurka waa midka lagu ilaalin karo jiritaanka aadanaha, diinta islaamka aad bay xoogga u saartay guurka iyo qoyska iyo degaanshaha laga rabo,  wuxuu yiri Alle (SW): {وَمِنْ آيَاتِهِ أَنْ خَلَقَ لَكُم مِّنْ أَنفُسِكُمْ أَزْوَاجًا […]