Gabar dowladda ku taageertay howlgalka ay waddo

Gabar dowladda ku taageertay howlgalka ay waddo Daawo muuqaalkan oo gabar soomaali ku muujinayso taageeridda dowladda soomaali dagaallada ay kula jirto dadka kasoo horjeeda dowladda dhexe. Dadka soomaaliyeed waa dad aan dhabtii aad u fahansanayn qofka u roon iyo qiimaha dalkooda.
Hodan Naleye ma dil qorshaysan baa lagu dilay

Hodan Naleye ma dil qorshaysan baa lagu dilay Hodan Naleye waxay ahayd gabar Soomaliyeed oo dalka u timid inay bulshada isu keento oo ay u adeegto oo ay soomaalida dalkooda jecleysiiso. laakin waxay ku dhimatay weerarka Hotel kismaayo ku yaalla. Haddaba dilalka qorshaysan oo ay ku laaynayaan dadka naxariista ay ka dhammaatay wax yar ma […]
Khayre oo caano geel lisaya sawirro

Khayre oo caano geel lisaya sawirro RW Xasan Cali Khayre oo geel lisay markaas caanaha geela cabbay. Goobtana waxay ahayd Galmudug meeshana waxaa joogay dad ka tirsan madaxda Gobolka Galmudug. Soomaali waxay leedahay dhaqan u gaar ah waxayna ka mid yihiin dadka xoolaha dhaqda siiba geela aad baa loogu qiimeeyaa meelahaas. RW Khayre gacantiisa ayuu […]
Khayre oo sawiro dadka kaga yaabiyay

Khayre oo sawiro dadka kaga yaabiyay RW Xasan Cali Khayre waa qof dhalinyarada aad u dhexgala. wuxuu sameeyay wax dhalinyarada ay ka heleen, wuxuu xirtay dharka sports -ka wuxuu la sameeyay jimicsi. runtii dad badan ayuu ka yaabiyay Sawirada Khayre aad bay ugu faafeen baraha bulshada aadna waxaa loo saarey Comment. Waxaa la dhihi karaa […]
RW Khayre oo Cadaado wax yaab leh kula kulmay

RW Khayre oo Cadaado wax yaab leh kula kulmay Soomaali waa dad hal abuur leh waxaa laga helaa dad badan oo wax soo saari kara. soomaalida haddii ay waa hore midoobi laahaayeen maanta waxay sameyn lahaayeen hubkooda iyo daawadooda iyo gawaaridooda. tusaale ahaan marka aan soo qaado kacdoonka Iran ee dhacay 1979 wuxuu ka dhigay […]
Khayre oo si kulul loogu soo dhoweeyay xarunta Turkey ee Xamar

Khayre oo si kulul loogu soo dhoweeyay xarunta Turkey ee Xamar RW Soomaaliya Xasn Cali Khayre oo tagay xereda ciidanka lagu tababbaro goobta Turkey ay xarunta u tahay ee Soomaaliya. sawirada laga soo qaaday qaabka loo soo dhoweeyay halkan ka arag: Xiriirka soomaali iyo Turkey aad buu u fiican yahay. dawldao badan carab ah ayaa […]
RW Xasan Cali Kheyre iyo John Bolton maxay ka wada hadleen?

RW Soomaaliya Xasan Cali Kheyre wuxuu l kulmay taliyaha amniga Qaranka Dowlada Mareykanka John Bolton. sidan ayuu kusoo qoray barta Facebook Waxaan kulan la qaatay la taliyaha amniga Qaranka Dowlada Mareykanka John Bolton. Waxaan ka wada hadalnay horumarka ay Soomaaliya ka sameyneyso soo kabashada dhaqaalaha, dib-u-habeynta hay’adaha amniga iyo sida uu Mareykanku u joogtayn lahaa […]
